1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ibraahim Cabdimajiid “Garooje Wuu U Qalmaa Qabashada Xilalka Kala Duwan Ee Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya ” Tan iyo markii hogaaminta uu ka tagay guddoomiyihii kooxda Elman Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) horaantii sanadkan 2020 waxaa warar kala duwan oo soo baxaya ay sheegayaan in mudane Garooje oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qatar Airways Oo 3-jeer Todobaadkii Iman-doonta Muqdisho Qatar Airways ayaa saacadihii tagay ku dhawaaqday iney dib u bilaabi doonto duuliimaadyadeeda caasimadda Muqdisho. Sida ay wararku sheegayaan, waxaa lagu wadaa in todobaadkii ay saddex jeer timaamo Muqdisho, waxaa uuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Xafiiska UNSOM Baahi Looma Qabo Xafiiska siyaasadda ee qaramada midoobey uga furan Soomaaliya ee UNSOM ayey Muqdisho sheegtay in aan baahi loo qabin, isla markaana aanu la socon xaaladaha dalka ka jira iyo xaqiiqooyinka dhabta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Dhaqaalaha Iyo Deyn Cafinta Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay dhaqaalaha dalka iyo dardar gelinta qorshaha deyn cafitna dalka. Kulanka oo ay ka qeyb galeen sii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saaxiibada Guddoomiyihii Hore Kooxda Elman Ayaa Soo Dhaweeyay Ka Mid Noqoshada Musharaxiinta Xiriirka Kubbaddda Cagta Bishii April 2020 waxaa shaqada maamulka kooxda Elman ka tagay Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) oo ahaa guddoomiyihii hore naadiga waxaana bilooyinkii la soo dhaafay soo baxay warar sheegaya in guddoomiyaha uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Furitaanka Jaamacadaha Kahor, Digniin Ku Aaday Hirka 2aad ee COVID-19 Waxaa bisha 9aad furmaya jaamacadaha iyada oo lagu wado in areydu tagaan fasalada markii ugu horeysay muddo sanad ku dhow oo ay qaab online ah wax ku baranayeen. Dalka UK,…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro:-Gurbiye iyo Abuuja Oo Xarigoodii Uga Hadlay Tababarka “Suxufiyiinta Soomaaliyeed & Nidaamka Cadaaladda” Tababar ay soo qabanqaabiyeen Goobjoog Media Group iyo hey’adda qareenada Garmaal ayey maanta markii ugu horeysay waxaa xarigoodii sharci darrada ahaa ka hadlay weriyeyaasha Cabdicaziz Gurbiye iyo Maxamed Abuuja oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goobjoog Media Group Ayaa Muqdisho Ugu Qabatay Qaar Ka Mid Ah Weriyayaal Tababar La Xiriira Nidaamka Cadaaladda & Dembiyada Ujeedka Guud ee Seminarkan ayaa ahaa sidi Suxufiga ka shaqeya gudaha dalka uga gaashaman laja dembi lagu so oogo, iyo sidi ila tacaamuli ahaa Hey’adaha Garsrooka Dalka oo qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daadir Amiin “Waan Ku Faraxsanahay Hanashada Horyaalka Heerka Koowaad Ee Soomaaliya ” Kooxda Geeska Afrika ayaa ku guulaystay horyaalka heerka ee kubbadda cagta Sooamaliya 2019-2020 waxaana guusha u qaaday tababarahooda Daadir Amiin Cali oo sidoo kale ah macallin ku xigeenka kooxda Dowladda hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirradda Oo Ansixiyay Hab-raaca Hoggaanka Hubka Iyo Rasaasta Ciidanka Xoogga Dalka Golaha wasiirrada xukuumadda xil gaarsiinta dalka, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen hab-raaca hoggaanka hubka iyo rasaasta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay golaha usoo…