1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin:-Muqtaar Maxamed Oo Muqdisho ku Xannaaneeya Ku Dhowaad 500 Oo Digaag Hal-abuurku waa feker ka dhex guuxaya qof kasta oo caafimad qaba, balse hergelinta iyo sida ay cid kasta ugu go’antahay ayaa lagu kala duwanyahay, waxana ka gun gaara oo Guulaysta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland Oo Gaaray Garowe Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo. Soo dhoweynta waxaa ka qeybgalay Madaxweyne ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartan Is dhexgal Bulsho Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Degmada Buurhakaba Kulan Cayaareed loogu –tala galay is-dhaxgalka Bulshada iyo Nabada ayaa lagu qabtay degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay,kulankan waxa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Buurhakaba. Halkan Ka Daawo Tarrtanka Lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Agaasimeyaal Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Ku Heshay Xatooyo Dadweyne Maxkamadda gobolka Banaadir, qeybta ciqaabta waaxda tashiga ayaa maanta xukun ka gaartay dacwado ay sheegtay iney la xiriireen xooto dadweyne iyo arrimo kale, 9 qof oo ka tirsan wasaaradda caafimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmed Tahliil “ Sharaf Ayay Inoo Tahay In Aan Soo Laabano Horyaalka Soomaaliya ” Tababaraha kooxda Jeenyo Axmed Tahliil Cali ayaa sheegay in aad ugu faraxsanahay ku soo laabashada horyaalka Somalia Premier League xili ciyaareedka soo aadan 2020-2021,wuxuuna intaa ku daray in uu haysto…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga SONNA: Xogga Dalka Ayaa Dilay Saddex ka tirsan Al-Shabaab Sida ay qortay SONNA, ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saddex ka tirsan Al-Shabaab waxay ku dileen tuulada Ceel-geeloow xilli ay Miino ku aasayeen Waddada, ka dib howl-gal ay ka sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland? Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku meel gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweyne Madoobe ayaa maalmahii lasoo dhaafay Safar Caafimaad ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Muxuu Deni Kala Hadlay Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland? Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan kula qaatay xalay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal madaxeyne ku-xigeenka maamulkaas, Axmed Cismaan Karaash, guddoonka golaha Wakiillada iyo qaar kamida Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gaadiidka Xamuulka Ee Dekadda Muqdisho Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka,Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah guddiga gaadiidka xamuulka ee Dekadda Muqdisho. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen sii hayaha…