1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobjoog oo June Sadaalisay Heshiiska Dhuusamareeb 3 ee Deegaannada Badan, 301-da Ergo iyo Isu-geynynta 903-da Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa bishii June 2020, waxaa ay saadaalisay dhammaan heshiiska doorasho ee lagu gaaray Dhuusamareeb 3 inta u dhaxeysay 15-19 Ogoosto, 2020. Prof. Xasan Sheekh Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Oo Soo Dhoweysay Heshiiskii Dhuusamareeb-3 Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeysay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Shirkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb3, waxaana ay sheegtay madashu inuu shirku u baahan yahay dhammeystir. Halkan Ka Daawo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xisbiga Horomarka Shacabka Oo Soo Dhoweyay Heshiiskii Dhuusamareeb-3 War qoraal ah oo ka soo baxay xisbsiga Xisbiga Horumarka shacabka ayaa looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin , qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusmareeb-3 xaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xasan Wiish “Qorshayaal Cusub Ayaan Ku Kordhindoonaa Tartanka Kubabdda Cagta Degmooyinka 2020” Kulan ay Muqdisho ku yeesheen madaxda ciyaaraha Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyeenta isboortiga degmooyinka Gobolka ayaa laga shaaciyay waqtiga uu qabsoomi doono tartanka sanadalaha ee kubbadda cagta degmioyinka Gobolka Banaadir ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh Cali: Dhuusamareeb 3 Kama soo Bixin Natiijo Lagu Xallin Karo Doodii taagneyd Aqoonyahan Xasan Sheekh Cali ayaa sheegay in Farmaajo aanu Dhuusamareeb 3 kala soo noqon wixii uu rabay iyo dooddii uu la tagay. Prof. Xasan oo la hadlayey Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mowqifka Xisbiga Wadajir Ee Ku Aaddan Natiijadii Ka Soo Baxday Shirka Dhuusmarreeb-3 Qoraal ka soo baxay Xisbiga Wadajir ayaa lagu sheegay in uu qabyo heshiiskii doorasho ee ay Dhuusamareeb ku gaareen Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Madaxda Maamul Goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed,inkastoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiirka Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Maamulka Puntland Oo Gaaray Magaalada Qardho Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Jaamac Faarax Muuse iyo Wafti uu hogaaminaayey ayaa gaaray Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar. Wasiirka ayaa waxaa Safarka ku wehelinaayey Agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Jubballand & Puntland Oo Qaadacay Shirkii Dhuusamareeb 3 Maamullada Puntland iyo Jubbalnd oo soo saaray qoraal wadajir ah ayaa ka hor yimid shirkii Dhuusamareeb3 oo lagu soo idleeyey Galmudug, iyaga oo sheegay wixii ka soo baxay shirkaas uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Llpp Jeenyo Oo Ku Soo Laabtay Horyaalka Soomaaliya kooxda kubbadda cagta LLP Jeenyo ayaa ku soo laabtay horyaalka Somalia Premier League hal fasal ciyaareed ka dib,iyagoo ka qeyb ka ahaa naadiyada horyaalka heerka labaad ee (Divisio 1) waxaana ku…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusamareeb 3: Heshiiska Deegan Doorasho ah iyo Kursigii oo ay u Codeyn Karaan 1,505 Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb muddadii u dhaxaysay…