1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:- Baaritaanka Dhacdadii Xabsiga Dhexe Oo Lasoo Gebagebeeyay Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii argagaxiso ee August 10 ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa kulan la yeeshay sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Guuleed, waxay kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka aragti Dhiibtay Xiriirka Diblamaasi Ee Somaliland & Taiwan Taiwan oo ah dal aan haysan aqoonsi isla markaana sheegta in ay ka go’day shiinaha intiisa kale ayaa safaaradeeda ka furatay degaanada Somaliland,Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xad- gudub ku tilmaantay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaarada Waxbarashada Oo Ceyrisay Madaxii Hay’adda CARE Ee Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya Qoraal kasoo baxay sii hayaha xafiiska wasiirka waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa lagu faray Cabdullahi Imaan oo ahaa agaasimihii hey’adda CARE inuu dalka ka baxo. Halkan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DR.Maxamed Bilaal “Mushaar La’aanta Ciidanka Koonfur Galbeed Ayaa Sababay Wxyaabaha Qaldan Ee Ka Dhacaya Gobolada Baay & Bakool “ Degaanada Koonfur Galbeed , maalmihii la soo dhaafay waxa ka dhacay falal lidi ku ah amniga waxana deganadaas sidoo kale ka dhacay falal fool xun oo lidi ku ah diinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sababta Dowladda Federaalka ah ay Dalka uga Ceyrisay Madaxii Hey’adda CARE Qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka waxbarashada ee dowladda federaalka ah Cabdullahi Goodax Barre ayaa lagu faray Cabdullahi Imaan oo ahaa agaasimihii hey’adda CARE inuu dalka ka baxo, kana shaqeyn karin.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamuud Maxamed “Waan U Mahad Celinayaa Cid Kasta Oo Kaalin Ka Gaystay Qabsoomida Tartankii Kubbadda Cagta Ee Is Dhaxgalka Degmada Diinsoor ” Xogahaya Isboortiga Degmada Diinsoor Maxamuud Maxamed ayaa Goobjoog ugu waramay tartan kubbadda cagta ah oo dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Diinsoor,isagoo u mahad celiyay dhamaan kooxihii ka qeyb galay iyo dadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mowfiqka Beesha Caalamka Ee Dhuusamareeb 3 Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin:-Heshiiska Dhuusamareeb 3 Looma Baahna In Lagula Soo Noqdo Golaha Shacabka Aqoonyahanno iyo axsaab kala duwan oo la hadlay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray baahida loo qabo horkeenista goleyaasha sharci dejinta ee federaalka ah heshiiska doorashada ee Dhuusamareeb 3, iyaga oo ku taliyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Oo Hambalyo U Diray Wasiir Axmed Shido Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa,kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland-ba ayaa hambalyo u diray Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide oo ku guulaystay Wasiirka Maaliyadda Africa.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Isboortiga Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Oo Soo Xirey Tartan U Socday Kooxaha Mudo bil ah oo degmada Diinsoor uu ka socday tartan u dhaxeeya kooxaha ka dhisa Diinsoor ayna soo qaban qaabiyeen jaaliyada Koonfur Galbeed ee ka soo jeeda dDiinsoor ayaa la…