2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta Ah Ee Qaaradda Afrika Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku ansixiyeen Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika oo ay golaha u soo gudbisay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoggaamiyihii Ikhwaanka Casaam Al-caryaan oo Xabsiga Ku Geeriyooday Waxaa goordhow xabsiga Dhura ee dalka Masar ku geeriyoodey hoggaamiyaha ikhwaanka Muslimiinka Casaam Al-caryaan. Al-caryaan oo ka tirsan hoggaanka ugu sareeya xarakada caalamiga ah ee Ikhwaanka ayaa la sheegayaa inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Guddiga Dastuurka BF oo Golaha Shacabka Hordhigay Saddex Caqabad oo Heysata Ansixinta Dastuurka Guddiga Dastuurka ayaa arbacadii waxaa ay golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ka hor akhriyeen qabyo qoraalka 2-aad ee dastuurka KMG ah, oo u qeybsan qaanadihiisu (1) Dastuurkii asalka ahaa,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Shirkii Dhuusamareeb 3 oo Dib u Dhacay Ogow Sababaha Warar rasmi ah oo ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in uu dib u dhacay shirkii looga arrinsanayey arrimaha Doorashada Soomaaliya ee ka dhici lahaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Halkan Ka Daawo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Abuukar “Way Mahadsanyihiin Maamulka Gobolka Banaadir” Maamulka Gobolka Banaadir iyo madaxda kooxda Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa damaashaad iyo farxad heer sare ku qaatay kuna dabaal dagay ku garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho, ka dib…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkii Dhuusamareeb 3 oo Dib u Dhacay, Akhriso Sababaha! Warar rasmi ah oo ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in uu dib u dhacay shirkii looga arrinsanayey danaha doorashada Soomaaliya ee ka dhici lahaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Shirkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii U Socday Wasaarada Maaliyadda Dowladda Fedraalka Iyo Kuw Maamul Goboleedyada Waxaa la soo gabagabeeyay shir labadii maalin ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ugu socday Wasaarada Maaliyada Dowladda Fedraalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada,waxaana shirkaas laga saaray war murtiyeed,iyadoo la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartan Ciyaareed Lagu Xusayay Allaha Unaxriistee Duqii hore Muqdisho Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Degmada Dharkenlay Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir, Basma Caamir Axmed ayaa soo xirtay Tartan Ciyaareed Kubbadfa Cagta ah oo lagu xusayay Allaha Unaxriistee Duqii hore ee Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Qoorqoor iyo Cabdikariin Guleed Madaxweynihii hore Galmudug Cabdi-kariim Xuseen Guleed ayaa ka warbixiyey kulan uu wadanka Turkiga kula qaatay maadaxweynaha xiligan Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, oo ku sugan dalka Turkiga. Daawo Xogta Kulanka Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Guddiga Loo Magacaabay Baarista Shaqaaqadii Ka Dhacday Xabsiga Dhexe Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka,Mahadi Maxamed Guuleed,ayaa kulan la qaatay guddiga loo magaacay inay baaris dhammeystiran ku sameeyaan shaqaaqadii maalin kahor ka dhacday xabsiga dhexe ee Muqdisho. Kulanka oo looga…