1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdixamiid Macallin “Guul Weyn Ayay Noo Tahay In Aan Ku Ciyaarno Stadium Muqdisho” Tababaraha Xulka Qaranka Da’yarta Soomaaliya Cabdixamiid Macallin Maxamed ayaa sheegay in aad ugu faraxsanyahay helitaanka garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho wuxuuna intaa ku daray in door wanaagsan ka qaadan karo kobaca…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ilhaan Cumar oo Adkaatay, Washingtonna Gaarsiisey Farriin Ah Iney Sii Joogeyso Marwo Ilhaan Cumar oo Minnesota ku matasha congress-ka Mareykanka ayaa talaadadii guul weyn ka gaartay tartanka isreebreebka xisbigeeda ee degmada shannaad. Ilhaan ayaa abuukaataha lacagta lagu harqiyey ee Antone Melton-Meaux…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Oo Gaaray Dalka Jabuuti+Sawirro Madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimadda Jabuuti kusoo dhoweeyay,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hadda safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jabuuti. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Weerarkii Ka Dhacay Xabsiga Dhexe Waxaa Ka Danbeysa Hay’adda Nabad sugidda ” Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa madaxda Dowladda Soomaaliya ku eedeyay arimo badan oo ay ka mid yihiin Amniga iyo xaalada kala guurka,wuxuuna shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daadir Amiin “Taariikh Wanaagsan Ayay Ii Tahay Hanashada Horyaalka ” Tababare ku xigeenka kooxda Dowladda hoose ee Muqdisho City Club Daadir Amiin Cali ayaa horyaalka Somalia Premier League qaaday,isagoo macallin iyo ciyaaryahan wuxuuna arintaa ku sheegay rikoor aad u wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka ee BF oo La Horgeeyey Sharci Ogolaanaya Guurka Caruurta Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa haatan horyaalla sharci ogolaanayo in la guursado caruurta da’da yar. Sharcigan oo buuq dhaliyey ayaa la soo badalay kii ay golaha wasiirrada ansixiyeen,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maryan Cabdikariim Axmed Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Imtixaanka Shahaadiga Puntland Maryan Cabdikariim Axmed ayaa kaalinta koowaad ka gashay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland,waxayna sheegtay in ay ku faraxsantahay da’daalka ay samaysay. Maryan Cabdikariim oo dhigata iskuulka Alwaaxa ee magaalada Garowe…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Magaalada Istanbul Oo Munaasabad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyay Madaxweynaha Galmudug Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa munaasabad soo dhaweyn ah magaalada Istanbul u sameeyay madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” iyo wafdi oo hogaaminayo. Qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mashruuc Ku Saabsan Sidii Degaanada Dalka Loo Gaarsiin Lahaa Korontada Laga Dhaliyo Ilayska Cadceeda Oo La Daah-furay Magaalada Muqdisho waxaa lagu daahfuray Barnaamijka ay iska kaashanayeen Wasaarada Tamarta iyo Biyaha, World Bank iyo IBS Bank,kaasi oo hadlayay sidii cadceeda tamarta koronto looga dhalin lahaa. Barnaamijkaan ayaa lagu…