1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Aragtida Shacabka Muqdisho Ee Ah In Waxbarashada Lagu Wareejiyo Maamulka Gobolka Banaadir Qaar ka mid ah shacabka Magaalada Muqdisho oo ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan in Dowladda Fedraalka Soomaaliya ay ku wareejiso Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir. Halkan Ka Daawo Aragtida…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saciid Haybe “Hadafkeena Xulka Qaranka Waa In Gaarnaa Kaalamaha Hore Ee Caalamka ” Falanqeeyaasha Ciyaaraha Soomaaliya ayaa bogaadiyay wax qabadka iyo natiijooyinka wanaagsan uu keenay maamulaha Xulka Qaranka Soomaaliya Saciid Cabdi Haybe oo u dabaal dagay sanad guuradii ka soo wareegtay markii jagadaas…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sharciga Galmada Ee Horyaallada Golaha Shacabka, Beesha Caalamkana Ka Qeylisay Waxaa haatan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah horyaalla sharciga dambiyada galmada la xidhiidha. Ujeedka sharciga ayaa ah in dhibaneyaasha ay helaan xaq soor u qalma dhibka loo geystay iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Dalka oo Dhaqdhaaqyo Ka Wada Shabeellada Hoose Wararka ka imaanaya shabeellada hoose ayaa sheegaya iney jiraan dhaqdhaqaaqyo ay halkaasi ka wadaan ciidamada xoogga dalka. Deegaannada sida gaarka ay hawlgalka uga wadaan waxaa ka mid ah sida la…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Xukuumadda Mahdi Guuleed Oo Gobolka Banaadir Maqaam La’aan Ah Kula Dhaqantay Xeerka Federaaleynta Xukuumadda Soomaaliya oo dadaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobalka ku wareejisay mas’uuliyadda maamulka waxbarashada caasimadda. Ku wareejinta maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar ka Mid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Dibad-bax Dhigay Qaar ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay dibad-bax weyn,iyagoo cabasho ah mushaar la’aan iyo arrimo kale. Dibad-baxayaasha oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Waare Iyo Safiir Ku-Xigeenka Taliyaaniga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Tabio Massimo kaasi oo ay ka wada hadleen wax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya “Waxaan Taagereynaa Midnimada Soomaaliya” Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Itoobiya Ambassador Dina Mufti, ayaa sheegay in dalkiisa aanu aqoonsaneyn Somaliland isla markaana ay taageerayaan midnimada Soomaaliya. Halkan Ka Daawio Warbixin Ku Saabsan Warka Ka Soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa U Qabsoomay Maamulaha Xulka Qaranka? Sanad ayaa iminka u buuxsantay wakiilla gaarka ee ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya macallin Saciid Cabdi Haybe waxaana mudadii la soo dhaafay wax qabadkiisa laga dareemayay guulaha Xulka ee ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Itoobiya: Ma Aqoonsanin Somaliland, Waxaanna Taagereynaa Midnimada Soomaaliya Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya Ambassador Dina Mufti, ayaa sheegay in dalkiisa aanu aqoonsaneyn Somaliland isla markaana ay taageerayaan midnimada Soomaaliya. “Arrinta ku saabsan Somaliland, waxay qeyb ka tahay…