1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh Maxamuud ‘‘Kulankii Aan La Qaadanay Guddoonka Golaha Shacabka Ma Ahayn Mid Laga Lahaa Ujeedo Gaar ah” Madaxwaynihii Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaafin ka bixiyay ujeedka kulan magaalada Muqdisho ay kula qaateen isaga Madaxweynihii Dowladdii ku-meel gaarka Shariif Sheekh Axmed Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Jamal Osman ‘‘COVID 19 Sidii La Rabay Loogama Wacyi-galin Shacabka Soomaaliyeed” Tiro koob ay ka sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xanuunka Coronavirus ay u dhinteen dad kor u dhaafaysa 100 qof. In ka badan 2000 qof ayaa Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kulamada Lagu Raadinayo Xilka Ra’iisulwasaaraha Dalka Oo Meel Adag Maraya Muqdisho waxa ka soconaya kulamo gooni gooni ah oo loogu xusul duubayo Xilka Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya markii meesha uu ka baxay Ra’iisulwasarihii hore Xasan Cali Khayre. Kulamadan ayaa ah kuwo xiligan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waxgarad Kulan Ku yeeshay Muqdisho Oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Sii Daayo Cabdimanaan Yuusuf Maxamed Oo Ah Agaasimaha Guud Ee Astaan TV Waxgarad kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo sii daayo Cabdimanaan Yuusuf Maxamed oo ah agaasimaha guud ee Astaan TV. Odayaasha ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ururrada U Dooda Xuquuqda Saxaafadda Oo Ku Eedeeyay Madxweyne Farmaajo Xadgudubyo Ka Dhan Ah Suxufiyiinta Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun-baalmarsan sharciga ku rida Wariye Cabdi Casiis Gurbiye oo ka tirsan Goobjoog, isaga oo markii Afaraad la horgeeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir. Xukun lix bilood oo xariga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xog Ku Saabsan Horyaalka Soomaaliya Oo Gabo Gabo Ah Horyaalka Somalia Premier League 2019-2020 ayaa maraya heer gabo gabo ah waxaana 10 koox ee ka qeyb galaysa u haray min 18 kulan,iyadoo loolanka ugu badan uu u dhaxeeyo kooxaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Xarigga Ka Jaray Qeybta Karaantiilka COVID-19 Ee Isbitaalka Banaadir Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xarigga ka jaray Qeybta Karaantiilka COVID-19 ee Isbitaalka Banaadir oo loo qalabeeyay si casri ah. Wasaaradda caafimaadka dalka iyo shirkadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xildhibaan Cabdi Cali “Sharci Xalane Laga Soo Qoray Ayaa Naloo Keenay” Xildhibaan Cabdi Cali oo ka hor-hadlayay Golaha shacabka ayaa sheegay in sharciga la dagaalanka Burcadbadeeda la soo qoray xarunta Xalane ee Muqdisho halkaas oo ay degan yihiin Wakiilada Beesha Caalamka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Xukunka Gurbiye Waxa Uu Qeyb Ka Yahay Xadgudubyada Lagu La Ka Cayo Saxaafadda ” Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bartiisa facebook-ga soo dhigay qoraal uu kaga hadlayay xad-gudubka Villa Somaliya ay kula kacday Cabdicasiis Gurbiye ayaa sheegay in xukunkaas uu qayb ka yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaanno Ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Xukunkii Weriye Gurbiye Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay xukunkii wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ah tafatiraha Goobjoog Media Group,Xildhibaanada ayaa sheegay in xukunkaasi yahay awood sheegasho…