1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muslimiin Badan Oo Taagan Buurta-Carafo Si Ay U Gutaan Acmaasha Xajka Maalayiin xujey ah ayaa maanta oo arbaca ah taagan Buurta-Carafa si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee acmaasha Xajka. Marka ay qoraxdu dhacdo ayaa xujeydu ay aadi doonaan dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska AFRICOM “Saraakiil Shabaab Ayaan Ku Dilnay Jilib ” Qoraal ka soo baxay Taliska AFRICOM ee howlgalka Mareynkanka Afrika ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn diyaaradaha mareykanka ay ka gaysteen gobolka Jubbada Hoose. Waxa lagu sheegay qoraalkan in duqeyntaas lagu dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmadey Hilolwe “ LL P Jeenyo Waxa Ay Samaysay Taariikh Weyn ” Axmadey Hilowle Maxamuud oo ka mid ahaa ciyaaryahadii hore kubbadda cagta Soomaaliya ayaa meel fagaar ah ka sheegay in naadiga Jeenyo ay samaysay taariikh weyn oo dhinaca guulaha marka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Madasha Xisbiyada Iyo Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa kulan la yeeshay caawa hoggaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartay Xaalada Soomaaliya Saaxiibada Soomaaliya* ee beesha caalamka waxay muujinayaan walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay ku jirto arrintii ka dhacday Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Abuukar “ Yoonis Faarax Guul Iyo Horomar Ayaa U Rajaynaynaa” Yoonis Cabdirisaaq Faarax oo ka mid ah ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya sanadkii lasoo dhaafay 2019 ka mid ahaa xidigihii doorka wanaagsan ka qaatay guulaha Xulka ayaa la sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoghayaha KMG Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Xafiiska La Wareegay Xoghayihii Joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa maanta xilka ku wareejiyay xogahayaha cusub ee KMG ah Abdirisak Xuseen Aaden. Xogahayaha cusub ee KMG ah ee…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Wax Ka Ogow Isbadallada Siyaasadda Soomaaliya 48-dii Saac ee Ugu Dambeysay Tan iyo markii ay golaha shacabka kalsoonida kala laabteen ra’isul wasaare Xasan Kheyre iyo xukuumadiisa, waxaa isa soo taraya qeylaca beesha caalamka, Jaamacadda carabta, midowga Yurub iyo Mareykanka oo go’aankaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Waare Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaan ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoor Qoor Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor ayaa safar ku yimid magaalada Muqdisho waxaana si weyn u soo dhaweeyay mas’uuliyeen ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Halkan Ka Daawo Warbixin…