1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Deni Oo Kormeeray Garoonka Kubadda Cagta Cawaale Ee Gobolka Mudug Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray Dhisme loogu talagalay in ay xarun u noqoto Xafiisyada Hayáddaha Dowladda ee Gobolka Mudug iyo Garoonka Kubadda Cagta ee Cawaale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Fasaxday Dhammaan Hawlihii U xayirmay La Dagaalanka Covid-19 Golaha wasiiradda Soomaaliyaa yeesheen kadib ceyrintii Xasan Cali Kheyre ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaalioya fasaxday dhamaan adeegyadii u xayirmay faafida cudurka Covid-19. Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiiradda: Beesha Caalamka Waa Iney Xushmeysaa Madax bannaanida iyo go’aamadda hey’daha Dastuuriga ah ee Soomaaliya Ku-simaha ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mahdi Guuleed ayaa shir guddoominayey shir ay iskugu yimaadeen golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah maalin uun kadib ceyriyentii ra’isul wasaare Xasan Kheyre. kulanka golaha wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Isgaarsiinta: Waxaa La Baarayaa Ciladda Internetka Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Cabdi Canshuur oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in Internetka u baxay ciladda ku saabsan xargo badda ah oo jarmay. Mudane Canshuur ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Yurub oo Baaraya Ceyrintii Kheyre iyo Cidda Mas’uul Ka Ah Qoraal ka soo baxay midowga Yurub ayaa lagu sheegay in lagu baaro wixii ka dhacay golaha shacabka, cidda mas’uulka ka aheyd iyo in arrintaas ay dib u keeni karto dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NetBlocks: Internet-ka Soomaaliya waa La Jaray Shirkadda la socota Internet-ka ee NetBlocks ayaa sheegtay in la jaray ama hawada laga saaray Internetka, taasi oo meesha ka saareysa sheegashada dowladda ee ah in xarig la jaray. NetBlocks waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Aragtida Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Ee Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumadda Soomaaliya Qaar ka mid ah Shacabka magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan ka bixiyay sida ay u arkaan kalsooni kala noqoashada Xukuumadda Soomaaliya ee maanta ka dhawaaqay guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Maxamed Abuukar Islow Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Go’aankii Xilka Looga Xukuumadda Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle kana mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in sharci daro ay tahay go’aankii xillka looga qaaday Xukumadda uu hogaamiyo Raysal wasaare Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiye Mursal Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sababaha Loo Riday Xukumadda Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliy Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in xukuumadda ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre ay ku guul dareysatay dhowr qodob oo horay ay u balan qaaday taasna ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG:-Madaxtooyada Oo Aqbashay Go’aankii Xilka Looga Qaaday Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda Ra’iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre. Madaxweynuhu wuxuu muhiim u…