1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo Soo Dhoweysay Go’aanadii Ka Soo Baxay Shirkii Dhuusamareeb Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada ee lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Beesha Caalamka ee soo saaray War-Saxaafadeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Magacaabay Guddiyada Ku Matalaya Wada Hadallada Doorashada Ee Dowladda Federaalka Maamul goboleedyada qaar ayaa magacaabay guddiyo u matali-doona shirka looga hadlayo doorashada ee kala dhaxeeya dowladda federaalka ah. Guddiyadan oo lagu heshiiyey Dhuusamareeb ayaa lagu wadaa iney shaqeeyaan, oo weliba…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahanada Hirshabeele Oo Cabasho Ka Ah Garoomo La’aan Haysta Ciyaartooyda iyo macallimiinta ka dhisan Maamulka Hirshabeele ay cabasho ka ah garoomo la’aan haysata,iyagoo sheegay in Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya ay ka gaabisay wax u qabashada dhamaan garoomada ciyaaraha Maamulkaas. Qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha oo Ka Digtay Firaaq Dastuuri ah Haddii Aaney Doorashada Waqtigeeda Ku Dhicin Madasha xibiyada ayaa qoraal ay soo saartay kusoo dhoweysay shirka Dhuusamareeb laakin waxaa ay ka digtay in doorashada ay waqtigeeda ku dhici weyso, oo uu dhacdo firaaq dastuuri ah.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Tababar U Soo Xeray Ciidamo Ka Tirsan Xoogga Dalka Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka qeybgaly munaasabad tababar loogu soo xerayay Saraakiil, Saraakiil xigeeno iyo Dablayaal kuwaas oo ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yuusuf Xuseen Jimcaale “Amni Xumo Darteed Dowladdu Waxay Waddooyinka Muqdisho Ku Kala Xertay Dhagaxaan Iyo Ganjeelo” Gudoomiyii hore Gobolka Banaadir ahnaa duqii Magaalada muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog waxa uu sheegay in Dowladda amni xumo darteed ay Waddooyinka caasimada ku kala xertay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Xisbiyada Qaran Oo Taageertay Go’aamadii Ka Soo Baxay shirkii Dhuusamareeb Warsaxaafadeed ay soo saareen madasha xisbiyada qaran ayaa waxa ay ku taageereen goamaadii ka soo baxay shirkii wadatashiga ahaa ee ay Dhuusamareeb ku yeesheen madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Isboortiga Galmudug Oo Qaatay Kulan Looga Hadlayay Horomarinta Ciyaaraha Magaalada Dhuusamreeb ee caasimada Galmudug waxaa kulan iskugu yimid mas’uuliyeenta iyo madaxda ciyaaraha waxaana kulan qeyb ka ahaa guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame Badshaa,iyadoo u jeedada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kiiska Gurbiye oo Lasoo Gabagabeeyey, Akhriso Wixii Dhacay Waxaa maanta lasoo gabagabeeyey kiiska dacwadda lagu soo oogay tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Axmed Gurbiye iyada oo la sugayo go’aanka kama dambeyska ah ee maxkamadda gobolka Banaadir,Dacwaddan oo markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waraysi-Yuusuf Jimcaalle “Muqdisho Waxaa Ku Soo Batay Dil-Wadareed” Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo waraysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay in Muqdisho ay ku soo batay dil-wadareed wuxuuna sababtaas ku qeexay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo…