1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka Degmada Wadajir Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka degmada Wadajir,xili shacabka degmadaas ay sheegeen in aan waxba loogu qaban canshuurta ay bixiyaan. Waxa ay caqabad ay ka taagan tahay isu socodka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Diyeeshe “Waan Ku Faraxsanahay In Aan Noqdo Wakiil” Laacibkii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya Ismaaciil Maxamed Cumar, ayaa loo diiwaan geliyey inuu ka moid noqday wakiilada rasmi ah ee caalamka,isagoo kala iibin kara laacibiinta kubbadda cagta. “Waan ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Gurbiye oo Berri Mar Kale Hortagaya Maxkamadda Gobolka Banaadir Berri oo talaado ah, 14-ka bisha xuriyadda ee Luuyo, waxaa mar kale maxkamadda gobolka Banaadir hortagi-doonna tifaftiraha guud ee Goobjoog iyo agaasime ku-xigeenkeeda Cabdicasis Axmed Gurbiye. Weriye Gurbiye ayaa wajahaya…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Ku Baaqay Shir Kale oo Laga Tashanayo Nooca Doorasho ee 2020 Shir labo maalin xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb uga socday madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed dhowr qodob ah oo ay ugu muhiimsan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu ku Fashilmay Madaxweyne Farmaajo. Soomaaliya waxay ka baxday dowladdii ku-meel gaarka ahayd 2012 inkastoo dastuurka dalka uu wali ku-meel-gaar yahay, waxayna Feebaraayo 08, 2017 dooratay madaxweynihihii labaad oo rasmi ah oo hoggaaminaya dowlad federaal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Yiraahdeen Madaxda “ Mamul Goboleedyada” Arrimaha Doorashooyinka Iyo Marxaladda Kalaguurka? Madaxda Maamul Goboleedyada ee kala ah Axmed Madoobe (Jubbaland), Cabdicasis Lafta-gareen(Koonfur galbeed), Maxamed Waare (Hirshabelle), Axmed Qoorqoor(Galmudug) iyo Saciid Cabdullahi Deni oo ah (Puntland) ayaa 11-July 2020 waxa uu shir…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Ka Ogow Taariikhda Laacibkii Hore Soomaaliya Iyo Naadiga Badda Shariif Maxamed Abayle Shariif Abayle Maxamed waxa uu ka mid ahaa xirfadyahanadii hore kubbadda cagta Soomaaliya,isagoo halganka ciyaaraha ka soo bilaaway magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada hoose horaantii 1950,balse Shariif oo in badan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Dowlad Goboleedyada oo Maalinta 2-aad galay, Akhriso Filashada Waxaa maalintii 2-aad galay shirka dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlad federaalka ah uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Shirkan oo shalay furmay waxaa ku sugan dhammaan madaxda dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynihii Hore ee Puntland oo Geeriyoodey Maxamed Cabdi Xaashi oo ahaa madaxweynihii hore ee Puntland ayaa xalay ku geeriyoodey magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xaashi waxaa uu sidoo kale ahaa madaxweyne ku-xigeenkii maamulka 1998-2004-tii, waxaana uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Axmed Madoobe Iyo Khudbadii Furitaanka Shirka Maamul Goboboleedyada Axmed Madoobe oo ah madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in guddiga doorashada dhismihiisa iyo kahorba laga hadlayey qof iyo doorasho, haddii la gaari waayo aan loo fariisan-doonin, oo horay loo socda.…