1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Imtixaanka Fasalka Siddeedaad Oo Ka Furmay Gobolka Banaadir Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Flish) ayaa daahfuray imtixaanka mideysan ee fasalka siddeedaad oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Wasiiru dowlaha wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daadir Amiin “Aad Baan Ugu Faraxsanahay In Aan Helno Stadium Muqdisho” Macallin ku xigeenka kooxda Muqdisho City Club Daadir Amiin Cali ayaa sheegay in aad ugu faraxsanahay dib u soo celinta garoonka Stadium Muqdisho oo ay Dowladda ku samaysay dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh Maxamuud “Madasha Xisbiyada Waxa Ay Ka Shaqeyeen Isku Soo Dhawaashaha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya” Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka qeybna ka ah Madasha Xisbiyada Qaran Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa si faahfaahsan uga hadlay go’aanka madasha ee ku aadan arrimaha doorashooyinka,isagoo dhinaca kale…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamuud Maxamed “Waxaan Diyaar U Nahay Horomarka Iyo Kor U Qaadida Ciyaaraha Diinsoor ” Maamulka Ciyaaraha Degmada Diinsoor ayaa tartan u qabtay kooxaha ka dhisan degmadaas,iyagoo ugu magac daray is dhaxglka bulshada iyo nabadda degmada waxaan abaabulka tartankan iska kaashanaya dhallinyarada ka soo jeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh “Madasha Xisbiyada Qaran Waxay Dhiira Gelinaysaa Shirka Maxda Maamul Goboleedyada ” Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah hogganka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay in ay dhiiri gelinayaan shirka Madaxda Maamul Goboleedyada ee ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Federaalaka ah oo Imtixaan Qaadeysa Xilliga Covid 19 Wasaaradda waxbarashada ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qaadeysa imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsi dhexe. Imtixaamkan oo la mid ah kii fasalka 12-aad ayaa la sheegayaa in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad Goboleedyada oo Maanta Shir Ku Yeelanaya Dhuusamareeb, Galmudug Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ka furmaya shirka dowlad goboleedyada kaas oo ay ka qeyb galayaan dhammaan madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka ah. Shirkan oo looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Xisbiyada Qaranka Oo Soo Dhawaysay Shirka Dhuusamareeb Ee Madaxda Maamul Goboleedyada Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD qeybna ka ah Madasha Xisbiyada Qaran Mudane Xassan SHiekh Maxamuud ayaa si faahfaahsan uga hadlay go’aanka madasha ee ku aadan Arrimaha doorashooyinka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya Oo La Wareegtay Hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Dhaqanka Dalalka Carabta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha iyo Dhaqanka dalalka Carabta oo ay ugu danbaysay guddoominteeda 37 sano ka hor. Wasiiru Dowlaha ahna Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:- Khayre “Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed, Mid Amni Iyo Mid Dastuuri” Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay in doorashadu…