1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Zakariye Yuusuf ‘’ Waa Nasiib – daro in la jabiyo qodobo ka mid ah Dastuurka Dalka ‘’ Zakariye Yuusuf oo ka tirsan Hay’adda xasaradaha Caalamka ayaa nasiib-daro ku tilmaamay in la jabiyo qodobo ka mid ah Dastuurka Dalka,isagoo sharaxaad dheeri ah ka bixiyay khilaafka labada aqal ee Baarlamaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Mid Ka Mid ah Beelaha Degan Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay 13-Kursi Ee Gobolka Banaadir Mid ka mid ah beelaha degan Muqdisho oo soo dhaweeyay hanaankii Golaha Shacabka Baarlamaanka ay ugu codeeyeen kuraasta uu Aqalka Sare uu ku yeelanayo Gobolka Banaadir. Halkan Ka Daawo Warbixin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Labo Xubnood Oo Guddiga Doorashooyinka U Matala Xisbiyada Mucaaradka Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay labadii Xubnood ee Guddiga Doorashooyinka u Matalaya Xisbiyada Mucaaradka Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay labo xubnood
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Suubaan Mahad “ Shacabka Jubaland Kuma Qanacsana Maamulka Axmed Madoobe ” Suubaan Mahad Dirir oo ka mid ah musharaxiiinta is badaldoonka Jubaland ayaa waraysi dhinacyo badan siiyay Goobjoog News ayaa ka hadashay xaalada guud ee deegaanada maamulkaas. Halkan Ka Daawo Waraysi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-DR.Xasan Sheekh “Xaliimo Yarey Amni Xumo Darteeda Ayay Xalane La Dagantahay Ajaanibta ” DR.Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah Barre Jamaacadaha dalka ayaa waraysi dhinacyo badan uu siiyay Goobjoog waxa uu sharaxaad dheeri ka bixiyay khudbadii ay Golaha shacabka u jeedisay guddoomiyaha Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Hadaljeedinta Guddiga Waxaa laga Dheehan Karaa Muddo kordhin Rimman Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa oo maanta shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa Muqdusho ayaa soo dhoweeyey ansixinta kuraasta aqalka sare ee matalaadda Muqdisho, waxaa uuse ku dheeraaday falcelintiisa…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban… 5 Xaqiiqo Oo Muhiim Ah oo Ay Ka Dhawaajisay Maalinnimadii Sabtida, waxaa xubnaha Golaha Shacabka hortagtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliimo Yarey’. Xubanaha Baarlamaanka ay mudadiisu gabagabada sii tahay waxay ka horjeedisay khudab la wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Sacuudiga Ku Ammaantay Sidey Xajka Ugu Koobeen Inta Gudaha Deggan Wasaaradda arrimaha diinta iyo awqaafta ee Soomaaliya ayaa la sheegay iney dalka Sacuudiga ku ammaantay talaabada iyo go’aanka ah iney Xajka sanadkan ku koobeen inta ku sugan gudaha dalkaasi. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Danjire Caalim “ Farmaajo Waa In Uu iska Iloobaa Ku Soo Laabashada Villa Somalia ” Danjire aqoon-yahan Maxamed Caalim oo ka Faalooda Arimaha Siyaasada Soomaaliya ayaa sharaxaad waafi ah ka bixiyay khudbadii ay Golaha Shacabka ka hor aqrisyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo:-Hadaljeedintii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Hadaljeedintii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) ee ka horjeedisay xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Halkan Ka Daawo Khudbadii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka