U bood dhigaalka

Muuqaal:-Mid Ka Mid ah Beelaha Degan Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay 13-Kursi Ee Gobolka Banaadir

Sheeko:War

Mid ka mid ah beelaha degan Muqdisho oo soo dhaweeyay hanaankii Golaha Shacabka Baarlamaanka ay ugu codeeyeen kuraasta uu Aqalka Sare uu ku yeelanayo Gobolka Banaadir.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Mid ka mid ah beelaha degan Muqdisho oo soo dhaweeyay 

Mawduucyada:Banaadir