6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 60 Sano Kadib, Akhriso Maxaa Dhacay 26-ka June, Yaa Faa’idey Yaase Khasaaray? Maanta waxaa ay umadda Soomaaliyeed u dabaal-dageysaa 60-sano guuradii ka soo wareegtay 26-ka June iyo xuriyaddii gobollada waqooyi. Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuse Biixi Cabdi ” Soomaaliya waxa lagu tagi karaa oo kaliya Passaport-ka Iyo Calanka Somaliland “ Munaasibad loogu dabbaal-degayo 60-guuradii kasoo wareegtay markii gobolada waqooyi ay xoriyada ka qaateen Ingiriiska ayaa lagu qabtay madaxtooyda Somaliland. Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Khudbadii 26-Juun 2020
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyna Farmaajo “Muuse Biixi wuu arkayaa in Somaliland aysan horay u socon karin, anagana aan horay u socon karin “ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka ayaa u hambalyeeyay dhammaan shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyay Todobaadka Xorriyadda Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku booriyey dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay doorkooda ka qaatan dabbaal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Garsoor oo Hadal Kasoo Saaray Maalmaha Xuriyadda Ma jirin taariikhda Soomaaliya maalin ay ugu farxad badanayd dhalashadii & israacii Woqooyigii iyo Koofurtii dalka. Dadka Soomaaliyeed, iyagaa isdoontay oo isku hiloobay inay dawlad noqdaan. Markii taladu ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Maxay Shacabka Muqdisho Ka Filan Karaan Shirka Madaxda Dowladda Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada? Qaar ka mid ah shacabka Muqdisho oo rajo wanaagsan ka muujiyay shirka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Fedraalka,Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ka dhacaya Muqdisho horaanta bisha Luuuliya. wariyaha Goobjoog Abdirahman…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Puntland Iyo Jubbaland Oo Iska Diiday Habraaca Doorashada Ay Golaha Shacabka Ansixiyeen Puntland iyo Jubbaland ayaa iska fogeeyey sharciga doorasho ee lagu ansixiyey golaha shacabka iyaga taageeray aqalka sare. Halkan Ka Aqriso Puntland Iyo Jubaland Oo Diiday Habraac Doorashada https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/puntland-iyo-jubbaland-oo-iska-diiday-habraaca-doorashada-ay-golaha-shacabka-ansixiyeen/ Halkan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Casuumay Maamul Goboleedyada https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/farmaajo-oo-dowlad-goboleedyada-u-diray-casuumaad/ Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Madaxweynaha Oo Casuumay Maamul Goboleedyada
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Aadan “Dowladdu Way Ku Mahadsantahay Soo Celinta Stadium Muqdisho,Balse Weli Waa Qabyo” Aadan Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa ciyaartooydii hore Soomaaliya ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog Sports ka hadlay qiimihii uu lahaa garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho iyo dib u soo celinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Wasiir Maareeye “Dowladda Waxay Furidoontaa Mashaariic Waaweyn Maalmaha Xoriyada” Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay in sanadkan maalmaha xoriyada darteeda Dowladda ay daahfuri doonto mashaariic waa- wayn. Halkan Ka Daawo Wasiir Maareeye Oo Warbaahinta La Hadlay