1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Soomaaliya Oo Diiwaan Gelisay Machadka UNAS Iyo Qaramada Midoobay Oo Dacwad U Heysta. Halkan Ka Aqriso Qoraalka Xogta Qaramada Midoobay Iyo Machadka UNAS https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/soomaaliya-oo-diiwaan-gelisay-machadka-unas-iyo-qaramada-midoobay-oo-dacwad-u-heysta/ Halkan Ka Warbixin Ku Saabsan Xogta Qaramada Midoobay Iyo Machadka UNAS
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo muddo Kordhin U Sameysay Xafiiska UNSOM Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo kordhin u sameysay Xafiiska UNSOM Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Muddo Kordhinta Xafiiska Qaramada Midoobay
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Waa Sidee Aragtida Shacabka Magaalada Nairobi Iyo Xil Ka Qaadistii Aadan Bare Ducaale ? Qaar ka mid ah shacabka magaalada Nairobi oo la hadlay Goobjoog ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay xil ka qaadistii hoggaamiyihii aqlabiyada Barlamaanka Kenya Aadan Bare Ducaale waxaana la kulmay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Dadka Ka Ganacsada Shidaalka Ayaa Sheegay Sare Kac Uu Samaynayo Qiimihiisa,Kaddib Saameyntii Uu Ku Yeessay Suuq-xiranka COVID19. Dadka ka ganacsada Shidaalka ayaa sheegay sare kac uu samaynayo qiimihiisa, kaddib saameyntii uu ku yeeshay suuq-xiranka cudurka Cornavirous ama (COVID19). Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Sabsan Qiimaha Shidaalka Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Dowladda Sucuudiga Oo Sanadkaan Hakisay Xujeyda Ka Imaaneysa Dalka Dibaddiisa Boqortooyada Sucuudiga ayaa sanadkaan joojisay Muslimiinta Xujeyda ah oo sanad weliba u soo cibaado taga dalkaasi, waxaana kaliya loo ogolaaday kuwa jooga gudaha dalkaas in ay gudan karaan Xajka sanadkaan.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaartooydii Hore Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Aasay Aasay Koox Akdeemiyad Ah Waxaa socda abaabulka iyo isku keenista xidigihii hore Soomaaliya waxaana dhallinyaro kala joogta gudaha dalka iyo dibadda ay abuureyn koox lagu magacaabo Mideynta waxayna ka shaaeyndoonaan horomarinta,is dhaxgalka,dhiiri gelinta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Xeerka Kuraasta Waqooyi Aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa goordhow waxaa uu ansixiyey xeerka kuraasta xildhibaannada gobollada waqooyi ama Somaliland. Weriyaha Goobjoog News ee golaha waxaa uu sheegayaa in coddeynta dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Qaadday Guud ahaan Xayiraadda Covid 19 Somaliland ayaa goordhow waxaa ay ku dhawaaqay in ay qaadday dhammaan xayiraadaha la xiriiray Covid 19 ee ay horay u soo rogtay. Sida uu ku warramayo weriyaha Goobjoog News ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Maxaa Loogu Hadlay Kulankii Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliye Odawaa “Way Jiraan Ciidamo Aan Mushaar Qaadan,Balse Dowladdu Waxa Ay Ku Dadaaleysaa Sidii Ciidankaas Ay Xuquuqdooda U Heli Lahaayeen ” Taliyaha ciidanka xoogga Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Sheegay inay jiraan ciidan aan mushaar qaadan,balse Dowladda ayuu ku dadaaleyso sidii ciidankaasi ay xuquuqdooda u heli lahaayeen Halkan Ka Daawo Taliye…