Wararka Caalamka Taliye Odawaa “Way Jiraan Ciidamo Aan Mushaar Qaadan,Balse Dowladdu Waxa Ay Ku Dadaaleysaa Sidii Ciidankaas Ay Xuquuqdooda U Heli Lahaayeen ” Juun 22, 2020 Taliyaha ciidanka xoogga Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Sheegay inay jiraan ciidan aan mushaar qaadan,balse Dowladda ayuu ku dadaaleyso sidii ciidankaasi ay xuquuqdooda u heli lahaayeen Halkan Ka Daawo Taliye Odaaw Oo Warbaahinta La Hadlay https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/content/uploads/2020/06/whats-taliyaha.mp4