1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Bahda Ciyaaraha Oo Walaac Ka Muujiyay Dayacaada Ka Jirta Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhallinyaradda Dowladda Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Dowladda Khadiijo Diiriye oo ah wasiirkii ugu waqti dheeraa ee soo mara wasaarada ciyaaraha ayaa ka gaabisay shaqooyinkii loo igmaday,iyadoo waqtigeeda ugu badan uu ka qaatay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog: Goobjoog oo Heshay Warmurtiyeedka Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland 5 Maalin ayaa laga joogaa markii Djibouti lagu soo gabagabeeyey wadahaddallada Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas ay tahay dowladda federaalka ah kama hadlin waxa lagu heshiiyey halka Somaliland ay soo bandhigtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Rasmiha ah Ee Barakacayaasha ama Qaxootiga ah ee Soomaaliya Mushkiladda barakaca ama in qaxooti la noqdo waa astaan ka mid ah kuwa lagu yaqaannay Soomaaliya 30-kii sano ee la soo dhaafay. Maanta, sida ay sheegayaan hey’adaha dowladda federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Xogta Daahsoon Ee Diyaaraddii Lagu Soo Riday Bardaale 45 maalin ayaa laga joogaa diyaaddii ku dhacday Bardaale, tan iyo xilligaas ma jirin cid sheegatay masuuliyadda shilkaas inay, lama oga natiijadii baaris ay sameeyeen guddiga saddex geesoodka ahaa. Aqirso…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madasha Xibsiyada Qaran Oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Madasha Xibsiyada Qaran Oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Federaalka. Halkan Ka Daawo Baaqii Kasoo Baxay Madasha Xisbiyada Qaran
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Sacdiya ”Kursi gaara In Gabar Ah Loo Xiro Anigu Ma Qabo Waa Inaan Awoodeena Wax Ku Raadsanaa” Xildhibaan Sacdiya ”Kursi gaara in gabar ah loo xiro anigu ma qabo waa inaan awoodeena wax ku raadsanaa” Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Cal “Dumarka Iyagaa Laga Rabaa In Ay Xaquuqdooda Raadsadaan” Xildhibaan Cabdi Cal ayaa sheegay in dumarka laga rabaa in ay xaquuqdooda raadsadaan Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Yare “Waxaa Billaabatay In Kuraasta Sidii Xawilaaddii Deegaanno Kale Loogu Xawisho, Saxna Ma Ahan” Xildhibaan Xasan Yare ayaa sheegay in ay billaabatay in kuraasta sidii xawilaaddii deegaanno kale loogu xawisho, saxna maahan” Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xildhibaan Fowsiya “Dhibaatada Iyo Isqabqabsiga Jira Waxaa Sabab U Ah 4.5” Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegtay in dhibaatada iyo isqabqabsiga jira ay sabab u tahay 4.5. Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Federaalka ah Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ku taliey in la laalo talooyinka ay baarlamaanka horkeeneen guddiga wadajirka ahaa ee habraacyada doorashooyinka. Waxaa kale, oo ay soojeediyeen in la qabto kulan looga tashanayo…