1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dr.Xasan Sheekh “ Khudbadii Madaxweyne Farmaajo Uu Ka Jeediyay Shirka Jabuuti Ee Wadahadaladda Soomaaliya Iyo Somaliland Ma Aheyn Mid Cad ” Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay inKhudbadii Madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyay shirka Jabuuti ee wadahadaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Maxay Tahay Sababta Ay Dowladda Soomaaliya U Aqbashay Doorashadii Ka Dhacday Jubaland Waxaa Sharaxaad Ka Bixinaya Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur Oo Ah Bare Jamaacadda Umadda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa qoraal ay soosaartay ku sheegtay in madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe u aqoonsatay mid KMG ah. Halkan Ka Aqriso Qoraalkii Ay Dowladdu Ku Aqbashay Doorashadii Jubaland…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ibraahim Geedow “Xiriirka Kubbbadda CagtaS Soomaaliya Waa In Uu Wakiilo U Diraa Xirfadlayaasha Jooga Kenya ” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ah qoraa iyo falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay Wadanka Kenya laga helayo ciyaartooy iyo macallimiin tayo wanaagsan kuwaas oo door wacan ka qaadan kara Xulka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Midowga Yurub oo Taageeray Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Askari Qof Rayid Ah u Dilay Sigaar Dartii Askari lagu sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada deegaanka ayaa waxaa uu goordhow nin odey ah ku dilay isgoyska Ceel Gaab, sababtuna waa sigaar. Marxuumka maanta la dilay ayaa miis yar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Qaran “ Colaadaha Dalka Ka Socda Waxaa Ku Jirta Gacmo Siyaasadeed” Madasha xisbiyada qaran ayaa qoraal ka soo saaray nabadeynta iyaga oo walaac ka muujiyey colaado ka socda qeybo ka mid ah dalka, waxanya soo qaateen iney ku jireen gacmo siyaasadeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Geedow “Daawasho La’aan Ka Jirta Horyaalka Soomaaliya Waxay Abuuraysaa In Ay Niyad Jabaan Ciyaartooyda ” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay daawasho la’aanta ka jirta horyaalka Soomaaliya niyad jab ay ku noqonayso ciyaartooyda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ibraahim Geedow “Dhismaha Stadium Muqdisho Waan In La Waa Fajiyaa Heerka Caalamka ” Ibraahim Geedow Cawaale oo ah Qoraa & falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in dhismaha garoonka Stadium Muqdisho laga hoos marin heerka caalamiga ee garoomada Xiriirka Kubbadda cagta caalimga ee FIFA
1 daqiiqo Sheeko:War Magacii Hormuud Foundation oo maamulka Hay’adaas sheegay in uu ku bedelay Hormuud Salaam Bank Foundation Magacii Hormuud Foundation oo maamulka Hay’adaas sheegay in uu ku bedelay Hormuud Salaam Bank Foundation
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha: Colaadaha Dalka Ka Socda Waxaa Ku Jirta Gacmo Siyaasadeed Madasha xisbiyada qaran ayaa qoraal ka soo saaray nabadeynta iyaga oo walaac ka muujiyey colaado ka socda qeybo ka mid ah dalka, waxanya soo qaateen iney ku jireen gacmo siyaasadeed.…