1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Rajo Wanaagsan Ka Muujiyay Kulanka Soomaaliya Iyo Somalialnd Qaar ka mid ah shacabka Magaalada muqdisho oo rajo wanaagsan ka muujiyay kulanka u dhaxeeya madaxda Dowladda Fedraalka Soomaaliya Iyo Maamulka Somaliland Halkan Ka Daawo Aragtida Shacabka Muqdisho Ee Kulank…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof Yaxye Sheekh Caamir “Canshuurta Laga Qaado Gobolka Banaadir Waxba Looguma Qabto Shacabka Muqdisho” Prof Yaxye Sheekh Caamir ayaa sheegay in canshuurta laga qaado Gobolka Banaadir aan waxba Loogu qaban, wuxuuna dhinaca kale sheegay in waddooyinka Muqdisho ay ka jiraan dayac xumo baahsan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sen. Qodax: Farmaajo Malaha Taariikh wanaagsan oo ah Dhinaca Walaaleynta iyo isu soo Dhoweynta Dadka Soomaaliyeed Senator Mustafe Qodax oo ka tirsan golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, kana hadlay wada hadallada madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal-Madaxweyne Geele Oo Xaqiijiyay Kulanka Rasmiga Ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Muuse Biixi Madaxweyanaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xaqiijiyay kulanka rasmiga ee u dhaxeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Iyo Muuse Biixi Cabdi.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN :Xogta Safarka Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ee ku wajahan Jabuti Waxaa lagu wadaa in dalka Djibouti uu safar ugu ambabaxo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay la socdaan ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre, guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal, wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Oo Ka Digay In Dalka Uu Ka Dhaco Qalalaase Siyaasadeed Oo Horseeda Burburka Dowladnimo Ururada Bulshada Rayid oo ka digay in dalka uu ka dhaco qalalaase siyaasadeed oo horseeda burburka Dowladnimo waxaan warsaxaafadeed ka soo baxay warbhaainta u aqriyay mudane Shaatax
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey ee Safarka Berri ee Madaxweyne Farmaajo, Yaase Furaya Shirka? Waxaa berri subax lagu wadaa in dalka Djibouti uu safar ugu ambabaxo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay la socdaan ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre, guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yuusuf Yuusuf “ Wasiir Khadiijo Qalad Ayay Ku Haystaa Warbaahinta Goobjoog ” Yuusuf Maxamed Yuusuf oo ah qoraa xaga ciyaaraha ayaa sheegay in Wasiirka ciyaaraha iyo dhallinyarada Dowladda Khadiijo Maxamed Diiriye iyo xiriirada ka dhisan Soomaaliya aysan xaq u laheyn in garoomada…
1 daqiiqo Sheeko:War Sidee Doorashada Soo Aadan Mucaaradka U Wajihidoonaan Dalka Jabuuti? Sidee Doorashada soo aadan mucaaradka u wajihidoonaan Dalka Jabuuti ” waxaa sharaxaad ka bixinaya aqoonyahan Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka mid ah culimada Jabuuti.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof.Yaxye Sheekh Caamir “Waa In Cilmi Baaris Laga Sameeyaa Sababta Ay Isku Qilaafi Waayeen Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Khayre” Prof.Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir dhinaca dhaqaalaha ayaa waraysi dhinacyo badan oo siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in cilmi baaris laga sameeyo sababta ay isku qilaafi waayeen Madaxweyne Maxamed…