1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Lagu Xusayo Laacibkii hore Jeenyo Maxamed Xaaji Uurey Ayaa Muqdisho Ka Furmay Tartanka lagu xusayo laacibkii hore kooxda LLP Jeenyo Gobolka Baay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Adam Uurey ayaa Muqdisho ka furmay waxaana ka qeyb galaya ilaa toban koox oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee Hirshabelle oo Iscasilay Waxaa xilka wasiir ku-xigeenka amniga ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle iska casilay Geelle Isaaq Warsame. Geelle oo sidoo kale ah xildhibaan ka tirsan maamulka ayaa sababta ku sheegay ishor…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax ka Ogow Taariikhda Laacibkii Hore kooxda LLP Jeenyo Iyo Xulka Qaranka Maxamed Xaaji (Uurey) Wax ka Ogow taariikhda laacibkii hore kooxda LLP Jeenyo,Gobolka Bay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Aadam Uurey oo sanadkii la soo dhaafay ku geeriyooday Wadanka Canada. Halkan Ka Daawo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baaqii Aqalka Sare: Sheekh Bashiir Oo Iska Fogeeyey iyo Cali Wajiis oo Dhaxalgal Ku Tilmaamay Waxaa saacadihii lasoo dhaafay iska soo daba dhacayey taageerada ay qeybaha kala duwan ee bulslada Soomaaliyeed, siyaasiinta, axsaabta dalka, isbaheysiyada, dowlad goboleedyada iyo xataa beesha caalamkaba u muujinayaan go’aanka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho Oo Ciyaar Xiiso Badan Ku Dhexmartay Xidigihii Hore Kubbadda Cagta Soomaaliya Magaalada Muqdisho waxaa kulan ciyaareed saaxiibtinimo kuwada dheelay ciyaartooydii hore Dalka ee Gobolada Banaadir iyo Gobolka Shabeelada Hoose waxaana is dhaxgalkan ka shaqeeyay dhallinyaro ka timid qurbaha iyo kuwa jooga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare Oo Warmurtiyeed Ka Soo Saaray Qabsoomida Doorasho Heshiish Lagu Yahay Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay iney guddi u saarayaan xallinta khilaafaadka dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Halkan Ka Daawo Warbixin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tigray oo Diiddan Damaca Abiy Axmed ee Muddo Kororsiga, Kuna Dhawaaqay Doorasho Hal Dhinac Ah Xisbiga Tigray People’s Liberation Front (TPLF) ayaa iska diiday damaca ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ee uu ku doonayo in markii 2aad dib ugu dhigo doorashada iyaga oo sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Shacabka Muqdishu Ayaa Aragti Duwan Ka Bixiyay Dhismaha Stadium Muqdisho Goobjoog ayaa booqtay garoonka Stadium Muqdisho oo ay Dowladda ku samaysay dib u hagaajin ,tan iyo kolkii ay iskaga goorayn ciidamada nabad ilaalinta Amisom 27 August 2018 waxaana mahsruucan dib…
8 daqiiqo Sheeko:Aragti Khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka jeediyay furitaaanka Kalfadhiga 7 ee BFS 6da Juun 2020 Shalay oo aheyd 6 bisha Juun 2020, Madaxweyne Maxamed Cabdullah Farmajo wuxuu ka jeediyay khudbad buuq iyo sawaxan hareeray furitaanka Kalfadhiga 7 aad ee labada Aqal ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya…
5 daqiiqo Sheeko:War SOOMAALIYA UMA BAAHNA ‘SIYAASADDA WAAWEYNKA’ Laba maalin ka dib doorashadii madaxweyne Farmaajo waxaan qoray maqaal dheer oo aan ku lafoguraayey khudbaddiisii doorashada, waxa looga fadhiyo, qorshahiisii Nabad iyo Nolol. Marka laga soo tego wixii aan…