1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maalinta Deegaanka Adduunka iyo Dhibaatooyinka Soomaaliya Heysta Maanta waxaa dunida oo dhan laga xusayaa maalinta deegaanka adduunka, dabaaldeggan ayaa ku soo aadaya xilli dalkeena ay dhibaatooyin badan heystaan deegaanka. Maanta oo halkudheggu yahay “waa waqtiga dabeecada” ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abwaan Cabdikariim Jiir Oo Goobjoog Uga Warramay Taariikhda Allaha u naxariistee Cabdi Tahliil Waxaan habeenkii Khamiista aheyd ku geeriyooday magaalada Muqdisho fannaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdi Tahliil Warsame. Al-fannaan Cabdi Tahiil ayaa u geeriyooday xanuun sanado badan hayey, dal iyo dibadna lagula…
1 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiyaha Golaha Hogaaminta Habargidir Oo Ka Hadlay Maqaamka Muqdisho Gudoomiyaha Golaha Hogaaminta Habargidir Pro. Cabdulqaadir Maxamed Shirwac ayaa ka hadlay maqaamka Gobolka Banaadir, doorashada la doonayo inay dalka ka dhacdo, Hormarka uu sameynayo Maamulka Galmudug iyo cudurka Covid19.
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Dallada PUNSAA “Maqaamka Muqdisho Waxaa Xaq U Leh Dadka Daga” Guddoomiyaha Dallada PUNSAA Feysal Axmed Warsame ayaa sheegay in maqaamka caasimada Mqudisho ay tahay in loo daayo dadka degan Gobolka Banaadir
1 daqiiqo Sheeko:War Prof Xasan “ Saddex Sano Iyo Bar Villa Somalia Kama Shaqaynin Wax Xal U Ah Soomaaliya” Prof Xasan Sheekh Cali Nuur “Saddex Sano Iyo Bar Villa Somalia Kama Shaqaynin Wax Xal U Ah Soomaaliya”
1 daqiiqo Sheeko:War Prof Xasan Sheekh “ Sharciga Doorashooyinka Qaranka Isaga Ayaa Iska Hor Imaanaya Xalna Uma Ah Dalka ” Prof Xasan Sheekh “ Sharciga Doorashooyinka Qaranka Isaga Ayaa Iska Hor Imaanaya Xalna Uma Ah Dalka ”
1 daqiiqo Sheeko:War Prof Xasan “ Waa Dhamaatay In Ay Soomaaliya Noqoto Sida Ay Rabaan Siyaasiyiinta” Prof Xasan Sheekh Cali Nuur oo ka mid ah barayaasha Jamaacada Umadda ayaa sheegay in ay dhamaatay waqtigii sida ay rabaan siyaasiinta Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dacar “ Madaxda Xiriirka Is Badal Ha Ogalaadaan” La taliyaha maamulka isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in bulshada kubbadda cagta ay doonayaan in ay is badal sameeyeen mas’uuliyeenta Xiriirka Kubbadda Cagta.
1 daqiiqo Sheeko:War Aragtida Shacabka Muqdisho Iyo Doorashada Dalka Ka Dhacaysa 2021 Qaar Ka mid shacabka Muqdisho oo aragti kala duwan ka bixiyay doorashada Dalka ka dhacaysa 20201 iyo sida ay tahay in loo wajaho.