U bood dhigaalka

Gudoomiyaha Golaha Hogaaminta Habargidir Oo Ka Hadlay Maqaamka Muqdisho

Juun 4, 2020

Gudoomiyaha Golaha Hogaaminta Habargidir Pro. Cabdulqaadir Maxamed Shirwac ayaa ka hadlay maqaamka Gobolka Banaadir, doorashada la doonayo inay dalka ka dhacdo, Hormarka uu sameynayo Maamulka Galmudug iyo cudurka Covid19.