1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Safiirkii Jaamacadda Carabta oo Muqdisho Ku Geeriyooday, Abu Geyth oo Ka Hadlay Waxaa galabtii sabtida magaalada Muqdisho ku geeriyooday safiirkii ururka jaamacadda carabta ee Soomaaliya Xamuud Bin Samraan Al-xuweydi. Xogheyaha guud ee jaamacadda carabta Axmed Abuu Geyth ayaa ka tacsiyeeyey isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Sheekh Cali Dheere “Coronavirus Halis Ayuu Ku Yahay Dalkeena Waa In Aan Muujinaa Difaac Adag”
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh: Qoomkii Isquursadaa, Qoom Kale Ayuu Qoryaha u Guraa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka la wadaagay hambalyada munaasabadda ciidul fidriga ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo uu sheegay in la qaldan yihiin siyasadda. Mudane Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Itoobiya oo Laga Ciiday, Carabta iyo Dunida kale waa Goorma? Soomaaliya iyo Mauritania ayaa ah labada dal ee carabta ah ee maanta ciiday halka Itoobiya ay ku jirto dalalka Muslimka ah ee fara ku tiriska ah ee ciiday. Waxaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka COVID-19 oo Jira: Akhriso Liiska Dalal Ay Doorashooyin Guud Ka Dhaceen Labadii Bil ee La soo Dhaafay Xilli dunida uu jira COVID-19, oo cabsi badan ay jirto hadana taasi kama reebin dalalka qaar iney doorasho galaan, oo waajibka qaran ay gutaan. Haddaba, Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 21 Xaqiiq oo Ku Tusinaya Sooyaalka Dheer ee Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Talaadadii, Maxkamadda Cadliga Adduunka waxaa ay go’aamisay in dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya la dhageysto March 2021, waa markii 3-aad ee ay sidaasi sameyso. Haddaba, Goobjoog News waxaa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Midowga Yurub oo DF Ka Dalbaday iney Laalaan Eedaha Ka Dhanka Ah Weriye Gurbiye Qoraal ay soo saartay Maria Arena, oo madax ka ah guddiga hoosaadka xuquuqda aadanaha ee baarlamaanka midowga Yurub ayey uga hadashay weerarrada joogtada ah ee ka dhanka weriyeyaasha Soomaalida iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobjoog oo Heshay Dokomentiyo La Xiriira Dib u Dhigista Dacwadda Badda iyo Doodda Kenya iyo Soomaaliya ee ICJ Maxkamadda cadliga adduunka ee ICJ ayaa talaadadii ku dhawaaqday in markii 3-aad dib loo dhigay kiiska baddda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ka dib markii Nairobi ay dalbatay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Machadka Hiraal: Dilalka Qorsheysan iyo Weerarka Bustooladaha oo Batay 4-tii Bil ee Tagay Machadka arrimaha amniga wax qora ee Hiraal oo fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa qoraal 4 bille ah uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in ay kordheen dilalka qorsheysan ee…