2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha SJS “Khadiijo Diiriye Xaq Uma Laha In Ay Garoomada Ciyaaraha Ka Celiso Warbaahinta” Iyadoo Wasaarada ciyaaraha Dowlada Soomaaliya ay xayiraad saartay in aysan garoomada isboortiga kasoo warami karin wariyaasha ciyaaraha Goobjoog ayaa waxaa isa soo saataraya baaq loo jeedinayo madaxda Dowladda,kaas oo ah…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Warbixin: Xorriyadda Saxaafadda oo Dhulka Gashay inta uu Joogay Madaxweyne Farmaajo Tan iyo markii la doortay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo February 8, 2017, waxaa uu hoos u dhac xooggan ku yimid xorriyadda hadalka iyo guud haan helidda xogaha kala duwan hey’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Saxaafadda Soomaaliya u Balanqaaday in aan Loo Isticmaalin Xeerka Ciqaabta 1964 Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa axaddii oo dunida iyo Soomaaliyaba laga xusayey maalinta xorriyadda saxaafadda waxaa uu ballan qaaday in xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed ee duugoobay ku sameynayo dib…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxaafadda Soomaaliya oo Weerar Wajeheysa Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, Anagoo ah hay’adaha hoos ku saxiixan ahna wakiilada suxufiyiinta iyo warbaahinta madaxa-bannaan, waxaan aad uga walaacsanahay handadaadaha, weerarada, iyo cagajugleynta ka dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka James Swan oo ah Ergeyga QM oo Boorriyay Ixtiraamka Xorriyadda Saxaafadda ee Soomaaliya Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay suxufiyiinta Soomaaliyeed in ay awood u yeeshaan in ay shaqadooda u gutaan si xor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka FESOJ oo Soo Bandhigtay Dhibaatada Lagu Hayo Saxafiyiinta, Diiddeyna Xakameynta Xuriyadda Hadalka Federation of Somali Journalists(FESOJ) ayaa qoraal sanadle ah waxaa ay ka soo saartay heerka xuriyadda hadalka ee Soomaaliya iyada oo soo bandhigtay warbixin faahfaahsan oo arrinkan la xiriirta. Sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dunida oo Laga Xusayo Maalinta Xuriyadda Saxaafadda Waxaa maanta May 3, dunida oo dhan laga xusayaa maalinta xuriyadda saxaafadda iyaga oo la badinayo wacyigelinta arrinkan la xiriirta, waxaa sidoo kale dowladaha looga digayaa iney ku xadgudbaan xuriyadda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch oo Soo Bandhigtay Tacadiyada Ka Dhan Ah Saxaafadda Soomaaliya, Kana Dalbatay Dowladda iney Ogolaato Dhaliisha Human Rights Watch oo maanta qoraal ka soo saartay saxaafadda Soomaaliya iyo heerka Xuriyadda Saxaafadda Adduunka ee May 3 ayaa sheegeysa in Soomaaliya ay sii laba jibaartay hanjabaaddda ka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo oo Lagu Arkey Ciidan, Gaadiid iyo Diyaarado Itoobiyan Ah Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay lagu arkey ciidamo u badan dalka Itoobiya oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Qirtay Iney Rayid Ku Dileen Soomaaliya Taliska Mareykanka ee loo yaqaanno AFRICOM ayaa qirtay iney duqeyn ku dileen dad rayid Soomali ah iyaga oo dalbaday cafin. Qoraal ka soo baxay April 27 ayaa lagu sheegay in…