1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Salka Dhigi La’ Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa 15 maalin gudaheed waxaa uu markii 2-aad safar ku tagayaa dalka Eritrea. Arrintan ayaa la dambeysay kadib markii uu shir isugu wacay ra’isul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Galmudug Oo Maanta Soo Gabagabeynaya Isdiiwaangalinta Murrashaxiinta Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, ayaa sheegay in maanta ay ku ektahay isdiiwaangalinta murrashaxiinta u taagan qabashada xilka ugu sareeya maamulkaasi. Ilaa iyo haatan waxaa isdiiwaangalisay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xogta Goobjoog: Dowladda Federaalka ah oo Xaqiijisay Furnaashiyaha Xabsiga Godka Jilacow Tan iyo markii ay Goobjoog News ay daabacday in uu weli furanyahay, shaqeeyana xabsiga Godka Jilacow waxaa isa soo tarayey xaqiijinta arrintan la xiriira. Qaar ka tirsan hey’adaha dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna: DFS Ayaa Afduubatay Doorashada Galmudug Iyadoo muddoyinkii ugu danbeeyay uu soo ifbaxayay khilaaf xooggan oo u dhaxeeya madaxda Ahlu Sunna iyo Dowladda Federaalka, kaas oo salka ku haya dhismaha maamulka Galmudug ayaa waxaa qoraal kale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Murashaxiinta Galmudug oo Ka Hadlay Korjoogteynta Doorashada, Kaalinta Ahlu Sunna iyo Arrimo Kale Musharaxiinta madaxtinnimada dowlad goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Odawaa, Cabdullaahi Wehliye, Kamaal Gutaale iyo Cabdi Dheere ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in loo baahanyahay dhinac 3-aad ee korjoogteeya doorashada Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xogta Goobjoog: Xabsiga Godka Jilacow oo Weli Furan, Shaqeeyana! Inkasta oo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay horay u shaacisay muddo haatan sanad laga joogo xirista xabsiga godka Jilacow ee magaalada Muqdisho, hadana Goobjoog News ayaa ogaatay inuu xabsigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fannaanka Daa’uud Cali Masxaf oo Geeriyoodey Waxaa goordhow magaalada Jugjiga inuu ku geeriyooday la xaqiijiyey fannaanka iyo mulaxinihiistaha caanka ahaa Daa’uud Cali Masxaf. Daa’uud waxaa uu caan ku ahaa laxanka iyo Music-ga isaga oo ku lamaaanna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 2019: Soomaaliya oo Noqotey Dalalka Ugu Musuqa Badan Markii 13-naad Inkasta oo maamulka Farmaajo uu mar weliba sheego horumar laga gaaray dhanka maaliyadda, isla xisaabtanka iyo dib u habeynta hey’adaha dhaqaalaha, xiriir wanaagsanna uu kala dhaxeeyo hey’adda IMF-ta iyo bangiga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sarkaal Sare Oo Ajinabi Ah Kaasoo Ka Tirsanaa Xarrakada Alshabaab Oo Isku Dhiibay Dowladda Soomaaliya. Mid ka mid ah dagaalyahannada ajaanibta ah ee ka dhinac dagaallami jiray Xarrakada Alshabaab ayaa sheegay inuu ka baxsaday Xarrakada islamarkaana uu hadda ku sugan yahay magaalada Muqdisho isagoo isku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Baaraya Saliidda Ku Jirta Biyaha Soomaaliya Madaxweynaha dalka Turkiga Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku casuuntay Turkiga sahan loogu sameeyo saliidda ku jirta badaha Soomaaliya kaddib markii ay Ankara heshiis la saxiixatay Libya sannadkii…