1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mooshin Maqaamka Muqdisho Ah oo La Horgeeyey Golaha Shacabka Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo boqol kor u dhaafaya ayaa guddoonka golaha u gudbiyey mooshin ku saabsan maqaamka caasimadda Muqdisho. Xildhibaannada ayaa qoraalkooda ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimashada Qaraxii Ex-control oo Gaartay 88 Qof Guddiga gurmadka ayaa sheegay in 24 qof oo la’aa ay heleen 12 qof, 5 dhimatay hal dhaawac ah iyo 6 qof oo bedqaba. Isla guddiga ayaa goor sii horeysay sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goobjoog iyo Xogta Dhimashada iyo Dhaawaca Isbitaallada Muqdisho Waxaa weli isa soo taraya kororka dhimashada iyo dhaawaca guud ahaan dadkii ku waxyeeloobey qarax maanta ka dhacay Ex-Control, Afgooye. Weriyeyaasha Goobjoog News ayaa tagay qaar ka mid ah Isbitaallada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ansixiyey hindise sharciyeedka doorashooyinka. Codbixin golaha ay geliyeen waxaa ogolaaday 171 xildhibaan, waxaa diiday 5 xildhibaan, 2 xildhibaan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Cumar Filish Ka Yiri Qaraxa Ex-control, Afgooye? Ugu badan 30 qof oo ay ku jiraan ku dhowwaad 15 ardey oo ka tirsan Jaamacadda Banaadir ayaa la sheegayaa iney ku geeriyoodeen qaraxa saaka ka dhacay Ex-control, Afgooye ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi oo Ka Qeybgalay Carwada Wershahada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray carwo ballaadhan oo lagu soo bandhigayey wax soo saarka wershahada waddaniga ah oo lagu qabtay caasimadda Somaliland ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Sharciyo Muhiim Ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey sharciyo muhiim sida Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maareynta Maaliyadda iyo Hindise Sharciyeedka Shirkadaha. Codeyn ka dhacday gudaha golaha waxaa ay noqotay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Doorashada Galmudug: Ahlu Sunna Waxaa Lagula Heshiiyey Saammi, Doorasho Hufanna Waan Qaban Iyada oo Galmudug ay ku jirto maalmo doorasho ayey Goobjoog News wareysi gaar ah la yeelatay guddoomiyaha guddiga doorashada Galmudug Cabdinaasir Geelle Cilmi, innaga oo hordhignay walaacyada jira ee laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Dhexe Soomaaliya oo Xaqiijiyey Amarka Lagu Xirayo (Forex Trading) Qoraal ka soo baxay bangiga dhexe ee Soomalaiya oo la soo gaarsiiyey Goobjoog News ayaa lagu amray bangiyada ganacsiga dalka iney xiraan dhammaan xisaabaadka ka ganacsiga lacagaha qalaad ee suuqyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna oo Meel Uga Dhacday Heshiiska Saammiga Ay Ku Leeyihiin Beelaha Galmudug Maamulka Al-sunna Wel-Jamaaca ee ka jira dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta beesha caalamka u gudbiyey ilaa 20 xildhibaan oo ay ku leeyihiin Galmudugta cusub iyaga oo meel uga dhacay, iskana…