1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Mudo Dheer Ayaan Ka Maqneen Tartamada Qaarada Aan Adkee Sano” Guddoomiye Maxamed Axmed Gudoomiyaha kooxda ciidanka xooga dalka ee Horseed DR.Maxamed Axmed Maxamed oo ka mid ah mas’uuliyeentii garoonka aadan cadde ka sagootisay kooxaha kubbadda cagta Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Maryan “Dowladda Soomaaliya Way Ku Farax Santahay Kusoo Laabashada Tartamada Qaarada Africa” Kooxda kubadda cagta Dekedda oo saddexdii sano lasoo dhaafay ku guulaysanay hanashada horyaalka Somalia Premier League ayaa 30 sano ka dib ka qeybgashay tartanka horyaalka kooxaha qaarada Africa ee CAF…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Soomaaliya Oo 30 Sano Ka Dib Ka Qeybgalaysa Tartamada Qaarada Afrika Kooxaha kubadda cagta Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa u kala safray dalalka Masar iyo Zanzibar,iyagoo halkaas u aaday ka qeybgalka tartamada Caf Champions League iyo Caf Confedration 2019 oo aysan Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha AFRICOM oo Socdaal Ku Yimid Soomaaliya, Ra’isul wasaare Kheyre ayey Wada Hadleen Taliyaha cusub ee AFRICOM Gen. Stephen Townsend, ayaa arbacadii waxaa uu Soomaaliya ku yimid booqasho aan horay loo shaacin. Ujeedka safarka waxaa lagu sheegay inuu ahaa sida ciidamada ka jooga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cayaarahu Waa Ganacsi: Horyaalka Ingiriiska Oo Ka Dakhli Badan GDP-ga Soomaaliya 2018 Dakhliga ka soo xarooday horyaalka dalka Ingiriiska ama Premier League ee sanadkii tagay waxaa uu ahaa ilaa £5.8 billion ($7.3 billion). Dakhliga ayaa ka yimid tikit-ka, waxyaabaha ay kooxaha soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Musharraxiinta Jubbaland Oo Shuruudo Ku Xiray Ka Qeybgalka Doorashada Musharraxiinta xilka madaxweyne ee Jubbaland, islamarkaana la baxay Midowga Musharraxiinta ayaa waxay shuruud ku xireen ka qeybgalka doorashada madaxweynaha. Wafdigii IGAD ee ay la kulmeen ayeey hordhigeen 8 qodob oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaali Ku Dhibaateysneyd Dalka Liibiya Oo Lagu Soo Celiyey Muqdisho Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo celisay 12 dhallinyaro oo rag iyo dumar isugu jira, kuwaasi oo muddo ku dhibanaa dalka Liibiya. Dhallinyaradan oo warbaahinta la hadlay waxay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Howlgal Miino Baaris Ah Ka Sameeyey Awdheegle, Shabellaha Hoose Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay howlgal miino baaris ah ka sameyeen degmada Awdheegle ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo ay shalay la wareegeen. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabellaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Isku Aadka Tartanka Xulalka Da’yarta Oo Lasoo Saaray,Soomaaliya Halkee Ku Jurtaa Xiriirka kubbadda cagta Bariga iyo bartamaha Afrika ee Cecafa ayaa soo saaray isku aadka tartanka xulalka da’yarta 15-jirada ee isla bishan August ku qabsoomaya wadanka Eritria. 11-wadan ayaa tartanka dhallinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Xukun Ku Riday Nin Ingiriis Ah Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukun ku diray muwaadin Ingiriis ah oo horay loogu xiray arrimo la xiriira qal-qal gelinta amniga garoonka Aadan Cadde ee magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Ninkaasi waa …