1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: 5.4 Milyan Ayey Abaartu Saameysay, 2.2 Milyan Oo Ka Mid Ah Waa Macluul Roob la’aanta sanadkii hore dhamaadkiisa iyo sanadkan bilowgiisa dhacdey darteed ayaa sabab u noqotay iney kuleyl daran iyo abaaro ka dhacaan gudaha Soomaaliya. Roob yarida bilaha u dhaxeeyey March iyo …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Xiriirka u jartay Dalka Guinea Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay iney xiriirka u jartay dalka Guinea, kadib markii sida ay sheegtay ku xad-gudubtay Qarannimada, midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed. Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Cawad oo arrinkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Oo Kala Socota: Gobolka Banaadir oo Buug Caafimaad Soo Rogey iyo Wasaaraddii Oo Diiddan Maamulka gobalka Banaadir ayaa maanta shaaciyey iney ku guuleysteen hirgelinta buugga caafimaadka ee ay isticmaalayaan dadka ka dhoofa iyo kuwa ka soo dagaya garoonka Aadan Cadde. Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Dib u Bilaabaya Taageerada Ciidanka Xoogga Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay iney dib u bilaabeyso taageerada ay siin jirtay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii ay sheegeen in xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyeyaasha Ciidamada Oo Gaarey Dhuusamareeb Waxaa goordhow gaaray caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb taliyeyaasha ciidamada Soomaaliya si ay halkaasi uga hirgeliyaan talaabo la isku dhafayo ciidamada Ahlu sunna iyo kuwa qaranka. Taliyeyaasha waxaa ka mid ah:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Qoraal Caro Ah Kasoo Saartay Gefka Mas’uul Kenyaan Ah Wasaaradda arrimaha dibadda ee JFS ayaa sabtidii ugu gudbisay safiirka Kenya ee Soomaaliya qoraal cabasho ah oo ka dhan ah xoghaye ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya Macharia Kamau,…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 59 Sano Kadib 1-da Luulyo: Aaway Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1-da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 59 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qaabka Ay u Guuleysteen Maxamed Ibraahim Macalimuu iyo Xubnaha Cusub ee FESOJ Isutagga Saxafiyinta Soomaaliyeed ee dhowaan ka guuray NUSOJ ayaa waxaa ay madax u doorteen ururka cusub ee Federation of Somali Journalists (FESOJ). Maxamed Ibraahim Nuur Macalimuu, oo horay madax uga ahaa NUSOJ,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka Maxamed Qanyare Afrax Siyaasigii Maxamed Qanyare Afrax ayaa maanta ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, Qanyare waxaa uu siyaasadda Soomaaliya caan ka ahaa 1991-2013-kii. Maxamed Qanyare waxaa uu dhashay 40-tameeyadii qarnigii tagay, isaga oo muddo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobbada Ay Ka Wada Hadleen Odeyaasha Dhaqanka Cadaado iyo Kheyre Magaalada Cadaado, ee xarunta baarlamaanka Galmudug waxaa maanta kulan ku yeeshay odeyaasha dhaqanka magaalada iyo ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kulanka ayey odeyaasha ku soo bandhigeen qodobbo muhiim u…