Mareykanka oo Dib u Bilaabaya Taageerada Ciidanka Xoogga Soomaaliya
Sheeko:Dalka
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay iney dib u bilaabeyso taageerada ay siin jirtay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.
Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii ay sheegeen in xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ay isbadal ka sameysay dib u habeynta nidaamka xisaabaadka iyo isla xisaabtanka.
Mareykanka oo taageerada joojiyey December 2017-kii ayaa waxaa uu ku celiyey inuu kalsooni ku qabo dowladda federaalka ah iyo xoogga dalka.
Goobjoog News