1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM: Soomaaliya oo 35 Milyan Gaareysa 2050 iyo Hindiya Oo Ka Tiro Badnaan-doonta Shiinaya Warbixinta sadaalinta ee qaramada midoobey ay sameysay sanadkan 2019-ka, waxaa ay sheegeysaa in 2027 ay Hindiya dad ahaan ka badnaan-doonto dalka Shiinaha. Hadda Shiinaha tiro ahaan waa 1.4 bilyan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dalalka IGAD oo Ka Shiraya Xaaladda Koonfurta Suudaan Wasiirrada arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiha ee dalalka IGAD ayaa waxaa uu shalay kulan uga furay caasimadda Itoobiya. Dadkaasi Adis Ababa ku sugan waxaa ka mid aha danjire Axmed Ciise…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Qaxootiga: Dunidan Waxaa Dalkooda Isaga Cararay 71 million Oo Qof Maanta waxaa dunida oo dhan laga xusayaa maalinta qaxootiga adduunka, sida ay sheegeyso UNHCR, ilaa hadda, 71 million ayaa dalkooda uga cararay qalalaaso siyaasadeed iyo dagaallo sokeeye. Dalka ugu badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaab: Galmudug Oo Sharci-darro Ku Tilmaantay Warqadda Dowladda Federaalka Ah Ee Doorashada Jawaab tii ugu horeysay oo ay bixiso dowlad goboleedka Galmudug ayey ku sheegeen in ay sharci-darro tahay qoraalka wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka ah ee la xiriira doorashada Galmudug.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Saabir Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Warqadda DF ee Galmudug, Kana Hadlay Xalka iyo Doorashada Xildhibaan Saabir Shuuriye oo ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, oo deegaan doorashadooduna tahay Galmudug ayaa sharci-darro ku tilmaamay qoraal ay soo saartay wasaadaradda arrimaha gudaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulankii Aqalka Sare Oo Kooram La’aan u Baaqdey Iyo Guddoomiye Xaashi Oo Si Kulul Uga Hadlay Waxaa maanta kooram la’aan u baaqday kulanka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Kulanka ajendaha loo ballansanaa lagu sheegay akhrinta 3aad ee wax ka bedelka Xeer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mahad Salaad Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Doorashada Ay DF Rabto Iney Ka Dhacdo Galmudug Xildhibaan Mahad Salaad, oo ka tirsan xildhibaannada deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa noqday mas’uulkii ugu horeeyey ee ka falceliyey qorsho ay dowladda federaalka ah ku dooneyso iney doorasho uga dhacdo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka Golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta leh kulankooda caadiga ahaa, sida lagu sheegay qoraal loo diray xildhibaannada. Ajendaha kulanka ayaa ah aqrinta 3-aad hindise sharciyeedka maamulka maaliyadda, kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DF oo Sheegeysa In Muddadii Xilheynta Maamulka Galmudug Dhammaatey, Doorashana La Galayo Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka ayaa xalay saqdii dhexe soo saartay qoraal ku aadan doorasho ka dhaceysa Galmudug, iyada oo ku baaqday in la qabto xilligii loogu talo-galay. Wasaaraddu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari AMISOM Ah Oo Isdilay, Akhriso Sababta! Kabtan ka tirsan askarta ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda ayaa isdilay kaddib markii uu toogasho ku dilay askari ka mid ah kuwa AMISOM. Kabtankan oo aan…