2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegeysa In Qaramada Midoobey Ka Digtay Halista Khilaafka Muran Badeedka Kala Dhaxeeya Soomaaliya Kenya ayaa baadi-goob ugu jirta faragelin caalami ah oo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ku sameyso muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abwaan Sangub Oo Geeriyoodey Alla ha u naxriistee waxaa maanta isbital kuyaala magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise(Abwaan Sangub). Abwaan Xirsi Dhuux Guddoomiye ku xigeenka Golaha abwaannada Qaranka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Xirtay Labo Telefeshin Somaliland ayaa xirtay xarummaha labo Telefeshin oo xafiis ku lahaa magaalada madaxda Hargeisa, waa Eryal iyo Horyaal. Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News ee Hargeisa, ciidamo ayaa la wareegay xaruumaha,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warfaa oo Sharaxaya Sida Soomaaliya Loogu Ogolaadey Iney Soo Ceshato Codkeeda Ururka shaqaalaha adduunka Soomaaliya ayaa hadda loo ogolaadey iney cod ku yeelato ururka shaqaalaha adduunka, waxaa ay xayiraad ay ka saarneyd codaynta, balse hadda wuxuu dalka awood buuxa u leeyahay inuu tago goobaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mursi Oo La Aasay Iyada Oo Ay Joogeen Qaraabadiisa iyo Abuukaataha, Waa Kuma? Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi ayaa saaka lagu aasay qubuuro dhaca bariga Qaahira, waxaana goobta joogay qaraabadiisa, uu ku jiro wiilkiisa Usama oo maxbuus ahaa, waxaa kale oo joogay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Shaakir: Kuwii Dilka Ka Fuliyey Galkacyo Ma Matalaan Soomaaliya, Sharciga Islaamka ayaana Horkeeni Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir oo la hadlay warbaahinta kadib markii la soo qabtay koox dil ka fulisay todobaadkii hore bariga Dhuusamareeb ayaa sheegay in lagu daba jiro kuwii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ku Dacweyneysa Ingiriiska iyo Norway Iney Hurinayaan Kiiska Badda Ee Kala Dhaxeeya Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa shaacisay iney gudbin-doonto dacwad ka dhan ah dalalka Ingiriiska iyo Norway, iyada oo labada dal ku eedeysay iney hurinayaan kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Dhinaca kale,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Dil Ka Geystay Duleedka Dhuusamareeb Maamulka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu dhigay raggii ka dambeeyey dil todobaadkii hore 4 qof loogu geystay duleedka Dhuusamareeb Madaxa Xukuumadda ee dowlad goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abaalmarin Loo Ballanqaaday Ciidan Fashiliyay Weerar Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre, ayaa abaalmarin u balanqaaday ciidan la sheegay iney fashiliyeen weerar lagu waday inuu ka dhaco bar kontorool oo ku taallo KM4…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Sheegtay Iney Guddi u Saareyso Dil Wadareedkii Galkacyo Madaxtooyada Galmudug ayaa soo saartay qoraal lagu cambaareynayo dil wadareedkii ka dhacay magaalada Galkacyo. Qoraalka waxaa la faray dadka iney is-dejiyaan, si looga hortago beegsiga lagu hayo daldoorka gobolka Mudug,…