8 daqiiqo Sheeko:War MAXAA HORTAAGAN DHISMAHA CIIDANKA QARANKA SOMALIA? Maalmahaan waxaan akhrinaayay qoraalladii laga diyaariyay waxyaabaha keenay fashilka dhismaha ciidan qaran oo iskudhafan. Ka soo bilow 2008 ilaa 2019, waxaa jiray iskuddayo xoog badan oo beesha caalamka ku doonaysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekada Bajaajlihii La Dilay, Cayaar-yahan Ayuu Ahaa, Akhriso Sida uu Bajaajta Ku Helay Deeq Fooley Cabdullahi Baaslaawe oo ahaa Bajaajle ay maanta ciidamada dowladda ku dileen Howl-wadaag waxaa uu ahaa cayaar-yahan. Sida uu Goobjoog News u sheegay guddoomiyaha kooxda Geeska Afrika Abuukar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Dowladda Soomaaliya Oo Si Naxariis Darro Ah u Dilay 2 Dhalinyaro Booliiska dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka dilay 2 dhalinyaro ah, oo mid yahay wadaha gaariga Bajaaj-ta. Darawalka oo ahaa Deeq Fooley oo ahaa wiil da’ yar oo aan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya iyo Soomaaliya Oo Ka Wada-shaqeynaya Sii-deynta Dhakhaatiir La Afduubtey Labo dhakhtar oo Cuban jimcihii lagu afduubtay xadka Kenya iyo Soomaaliya, waxaana socda dadaallo ay wadaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya oo lagu baadi-goobayo, laguna sii-deynayo. Afhayeenka Boliiska dalka Kenya Charles…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Militariga Suudaan Oo Xiray Al-bashiir, Dalkana Maamuli-doono 2 Sano Wasiirka gashaandhigga Suudaan Cawad Bin Cawf oo bayaan ka akhrinayey Telefishinka dalkaasi ayaa sheegay in ay xireen madaxweynaha dalka Cumar Al-bashiir. Wasiirka waxaa uu intaas raaciyey in madaxweyne Al-bashiir uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-bashiir oo 30 Kadib Xukunka Laga Tuurey Madaxweynihii Suudaan Cumar Albashiir ayaa la sheegayaa in xilka laga tuuray kadib 30 sano uu dalkaasi ka talinayey. Al-bashiir waa 75 jir, waxaa uu dalkaasi afgambi ku qabsaday 1989-kii, isna…
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 59-guuradii Aasaaska Xoogga Dalka oo Maanta La Xusayo Maanta ciidamada xoogga dalka waxaa ay u dabaal-degayaan ciidooda, waa 59 guuradii ka soo wareegatay aasaasitaankooda. sida saxda ah waa 12-ka April, laakin waxaa loo soo hormaiyey sababo amni. Ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Caafimaadka Oo Aqalka Sare Ka Akhrineysa Sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimaadka Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ayaa maanta kulan caadi ah ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho. Kulanka oo ay xaadir yihiin ilaa 30 Senator, waxaa guddoominaya guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Oo Shaqada Laga Ceyriyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga dowladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Maxamed Cali ( Amar dambe) ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee wasaaradda Sonkor Jaamac Geyre. Wasiirka ayaa xilka agaasimaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dastuurka Ee Ka Dhacay Kismaayo Waxaa caasimadda dowlad goboleedka Jubbaland ee Kismaayo talaadadii lagu soo gabagabeeyey shir Wadatashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 7 ilaa 9 Abriil 2019. Shirka waxaa isugu yimid Hay’adaha Dastuurka…