2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya Oo Ka Hor Yimid Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed (GIDG) oo goorhow qoraal soo saaray ayaa uga hadlay arrimo badan oo xaaladda dalka ah, iyaga oo ka soo horjeestay qoraalka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Falcelinta Laga Sameeyey Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Ay Ku Diiday Ergeyga Qaramada Midoobey Weli waxaa isa soo taraya falcelinta laga bixiyey go’aankii wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ee ay dalka uga saareen ergeyga xogheyaha guud ee qaramada midoobey Nicholas Haysom, Somaliland kadib waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isloow Oo Cambaareeyey Duqeyntii Xalane Wasaaradda amniga ee dowladda federaalka ah yaa cambaareysay weerarkii xarunta Xalane ee xafiiska UNSOM, waxaa war saxaafadeedkan ayaa imaanaya maalin kaddib markii madaafiic hoobiyeyaal lagu garaacay xarunta Qaramada Midoobey ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Hor Timid Ceyrinta Nicholas Haysom Somaliland ayaa ka soo horjeedsatay go’aankii ay dawladda federaalka Soomaaliya ay dalka uga saartay ergeyga xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom. War qoraal ah oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 8 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Burco Inta la xaqiijiyey 8 ruux ayaa ku geeriyootay 2bo kalana waa ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo xalay ka dhacay duleedka bari ee magaalada Burco. Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceyrinta Haysom Kadib, Taageero Noocee Ah Ayey Soomaaliya Ka Fileysaa UNSOM iyo Beesha Caalamka 2019-ka? Kadib markii xalay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay ka dhigtay ergeyga gaarka ee xogheyaha qaramada midoobey Nicholas Haysom “Persona non grata, codsateyna inuu dalka ka baxo, waxaa ay ku sababeysay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 17 Qof Oo Lagu Dilay Bartamaha Mali Ugu yaraan 17 qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay tuulo ku taalo bartamaha dalka Mali, sidaasi waxaa sheegay Radio France International (RFI). Dadka dhintay waxaa ku jiray haween iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah ee Soomaaliya Oo Shaqo Joojin Ku Sameysay Ergeyga Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay goordhow waxaa ay shaqo joojin ku sameysay ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya Haysom. Arrintan ayaa timid 24 saac kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Hoobiyeyaal Ku Dhacay Xarunta UN-ka Ee Xalane, Muqdisho Waxaa ay maanta hoobiyeyaal ku dhaceen xarunta Xalane ee saldhigga UNka halkaas oo ay ka dhasheen burbur hanti, waxaa kale oo lagu waramayaa dhaawacyo inay jiraan. Sawirro:
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wakiilada Puntland oo la Dhaariyay, Guddoon KMG ahna Doortay Waxaa maanta xarunta Puntland ee Garoowe lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland,kadib markii kuwaasi oo shalay gelinkii dambe lagu dhawaaqay liiska xildhibaanada oo ka koobnaa ilaa 66 mudane Munaasabadda…