Sawirro: Hoobiyeyaal Ku Dhacay Xarunta UN-ka Ee Xalane, Muqdisho
Sheeko:Arrimaha Amniga

Waxaa ay maanta hoobiyeyaal ku dhaceen xarunta Xalane ee saldhigga UNka halkaas oo ay ka dhasheen burbur hanti, waxaa kale oo lagu waramayaa dhaawacyo inay jiraan.
Sawirro: