1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sacuudiga Oo Cambaareeyey Qaraxyada Muqdisho Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ayaa sheegtay in ay si aad ah u cambaareyneyso labadii qarax ee ka dhacay magaalada Muqdisho, hadalkaasi waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobey Oo Cambaareysay Qaraxyada Muqdisho Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa cambaareeyay weerarradii Qaraxyada ahaa ka dhacay Muqdisho. Labo qarax ayaa midka hore waxaa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Kale Oo Ka Dhacay Muqdisho, Akhriso Khasaaraha Qaraxii Hore Qarax kale oo weyn ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho wax ka yar 30 daqiiqo markii qarax gaari uu ka dhacay afaafka hore ee Tiyaartarka Qaranka, qaraxan dambe oo aan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Afrika Oo Burundi u Sheegay Inay Soomaaliya Kala Baxdo Kun Askari Midowga Afrika ayaa dalka Burundi ka dalbaday inay dhimmaan ciidamada nabad ilaalinta ee ka jooga gudaha Soomaaliya, waxaa loo sheegay inay 1,000 askari kala baxaan, taasi oo qeyb ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannadii Mooshinka: Waxaan u Tanaasulnay Helidda Xasilooni Siyaasadeed Xildhibaannada la baxay kutladda Badbaado Qaran ee Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka ah, ayna ku jiraan xildhibaanno matalaya Nabadda, Himilo, Ilays, UPD iyo kuwa kale, ahaana kuwii mooshinka ka keenay madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Sheegay Iney 10 Ka Dileen Al-shabaab. Taliska militariga Mareykanka ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay duqeyn ay u geysteen Alshabaab oo dhowaan ka dhacday qeybo kamid ah gobolka Shabeelada Hoose. Wakaaladad Wararka Mareykanka (AP) oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Sheegay Inuu Buray Mooshinkii Farmaajo Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu sheegay in xildhibaannadii mooshinka keenay ay ka laabteen, sidaa darteedna uu mooshinkii buray. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Itoobiya Oo Maanta Ansixiyey Dhismaha Ciidamada Badda Barlamanka Itoobiya ayaa maanta meel mariyay sharciyo cusub kuwaasi oo qaarkood wax laga bedelay qaar horey u jiray halka kuwa kalana lagu soo daray. Baarlamaanka ayaa ansixiyay wax ka badalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Brig Michael Kabango Oo Noqonaya Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Uganda, Soomaaliya Taliska Uganda ayaa u magacaabay Brig Michael Kabango inuu badalo taliyahooda ciidamada ee Soomaaliya Brig Paul Lokech, kaas oo jagadaasi hayey tan December sanadkii tagay. Michael Kabango hadda waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Lagu Eedeeyey Ka Bixitaankiisa Suuriya Maamulka Trump ayaa lagu eedeeyey go’aanka ah iney ka baxayaan dalka Suuriya, iyaga oo sabab uga dhigay inay jabiyeen ururka Daacish, arrintan waxaa walaac ka keenay dalalka daneeya arrimaha dalkaasi.…