1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Akhriso Magacyada Murashaxiinta Maanta Ka Hor Khudbeynaya Baarlamaanka Koonfur Galbeed Sida ku qoran jadwalka doorashada koonfur galbeed ee Soomaaliya waxaa lagu wadaa maanta in ay khudbado jeediyaan ilaa 3 murashax. Murashaxiinta khudbadaha ku qoran ayaa kala ah: Aadan Maxamed Nuur(Saransoor),…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Baaq Kasoo Saaray Xasilooni Darada Koonfur Galbeed Iyo Dagaallo Dhex-maraya Soomaalida Iyo Oromada Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare oo maanta kulan 9aad Kalfadhiga 4aad ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xasilooni darada ka taagay koonfur galbeed ayaa baaq ka soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-saxaafadeedka: Goobjoog Oo Somaliland Ka Dalbatay Sii-deynta Weriyaheeda Ku Xidhan Burco Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa qoraal ay ka soo saartay xariga weriyaga Goobjoog TV ee Burco Xasan Xandulle ku sheegtay in ay ka wal-walsantahay xaaladda weriyaha iyada oo ugu baaqday…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal Oo Ku Baaqay In Doorashada Koonfur Galbeed Dib Loo Dhigo, Lana Soo Daayo Mukhtaar Roobow Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo maanta shir jaraa’id ka qabtay shaqaaqada ka socota arrimaha doorashada koonfur galbeed ayaa ugu horeyn u tacsiyeeyey dadkii Baydhabo ku dhintay, isaga oo intaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Togdheer Oo Xukuntay Weriye Ka Tirsan Goobjoog Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa maanta weriya Xasan Xandulle u dirtay 7 maalmood oo xabsi ku hayn ah, waxaana loo gudbiyay jeelka wayn ee Burco. Wariyaha Goobjoog ee Burco waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Dhacdooyinka Koonfur Galbeed, Soomaaliya Dalalka iyo hey’adaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay arrimaha ka taagan koonfur galbeed ee Soomaaliya, iyaga oo ka tacsiyeeyey xildhibaankii ku dhintay Baydhabo, waxaa ay dhaleeceeyey fal kasta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM Oo Beenisay Iney Soo Qabatay Mukhtaar Roobow, Muqdishana Keentay Ergayga gaarka ah ee ururka midowga afrika ee arrimaha Somalia, Ambassador Francesco Madeira ayaa qoraal uu maanta soo saaray ku sheegay in AMISOM aaney shaqo ku laheyn soo qabashada Mukhtaar Roobow iyo keenistiisa magaalada Muqdisho. Ambassador…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-murtiyeedka: Farmaajo iyo Afwerki Oo Ku Heshiiyey Ka Hortagga Xogaha Siyaasadeysan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxweynaha Eritrea Mudane Isaias Afwerki, oo kulamo kulahaa Muqdisho (13-kii ilaa 14-kii bisha Diseembar, 2018) ayaa la sheegayaa iney isku afgarteen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saaka Iyo Baydhabo: Xildhibaan La Dilay, Dibad-baxyo Socda iyo Ciidamo….. Waxaa saaka magaalada Baydhabo lagu dilay xildhibaan Cabdishakuur Buulle, oo ahaa guddoomiyaha guddiga amniga ee baarlamaanka koonfur galbeed ee Soomaaliya. Amni ahaan, waxaa Baydhabo lagu daadiyey ciidamo booliis ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Weriyaha Goobjoog Ee Burco Oo La Xiray Ciidamada booliska Somaliland ayaa waxaa ay xalay xabsiga u taxaabeen weriyihii Goobjoog Media Group ee magaalada Burco Xasan Xandulle. Xasan ayaa maalin ka hor intii aan la xidhin waxaa uu…