1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Aqalka Sare waxaan ugu baaqayaa inay dedejiyaan hindise-sharciyeedka dhismaha Hey’adda Naafada Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay maalinta caalamiga ah ee Naafada Adduunka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoogga saareyso u adeegidda dadka naafada ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Guddiga Xallinta Khilaafaadka Ee Doorashada Wakiillada Puntland Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee magacaabista golaha wakiillada Puntland. Haddaba Halkan Ka Akhriso, Magacyada Guddiga:
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Shirkadaha Shidaal Baarista ee Xiisaynaya Badda Soomaaliya Astaamo badan ayaa muujinaya in shidaal badda Soomaaliya(Indian Ocean) inuu ku jiro. Astaamahaas waxaa ka mid ah badda sal keeda inuu ka soo siimoobo (seepage), uuna ka soo burqado asagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Nus Qarni Kadib Ka Baxeysa Ururka OPEC Dalka Qatar ayaa maanta oo isniin ah sheegay iney isaga baxayaan ururka dalalka shidaalka soo saara ee OPEC, maalmo kadib kulan dhex maray shirkadda iyo xulafadeeda. Isaga oo shir jaraa’id…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaabka Jigjiga Loogu Soo Dhoweeyey Hoggaanka ONLF Wafdi uu horkacayo guddoomiyaha ONLF ayaa axaddii soo gaaray magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlad deegaanka Itoobiya. Wafdiga waxaa ka mid ahaa: Guddoomiyaha ONLF Admiral Maxamed Cusmaan, xogheyaha guud ee ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Socda Agagaarka Jowhar Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle waxaa ay sheegayaan in agagaarkeeda uu iminka socdo dagaal beeleed khasaare geystay. Dagaalka waxaa uu ka dhacayaa inta u dhaxeysa Kongo iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyaha ONLF: Halgankan Waxaa Bilaabay Axmed Guray, Waana Gumeysi-diid Hoggamiyaha jabhahda ONLF, Admiral Maxamed Cumar, oo ka hadlayey xaflad soo dhoweyn ah oo loo sameeyey isaga iyo xubno la socady ayaa sheegay in halganka aanu hadda bilaaban isaga intaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha DDS: ONLF Waa Dad Ka Dhiidhiyey Dhibaatooyinka Shacabkooda Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cumar Muxumed oo ka hadlayey xaflad lagu soo dhoweynayey hoggaamiyaha jabhadda ONLF, Admiral Maxamed Cumar ayaa ammaanay jabhadda gobannimo-doonka ONLF isaga oo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdoğan Oo Sacuudiga Ka Dalbaday Iney Soo Dhiibaan Kuwii Dilay Jamaal Khashoggi Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Sacuudiga ka dalbaday iney soo dhibaan kooxdii dishay qoraaga Jamaal Khashoggi. Erdoğan oo hadlayey kadib shirka G20 ayaa sheegay in shirka aan arrimahaas looga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hannaanka Wada-tashiyada Xeer-nidaamiyeyaasha Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo la furay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u daah-furtay hannaanka wada-tashiga xeer-nidaamiyeyaasha isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalka, iyadoo munaasabaddaasi ay ka soo qeyb galeen dhammaan dhinacyada ay khuseyso. Maareeyaha HIQ,…