3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Wax Ka Ogow, Habraaca Ay Soomaaliya Ku soo Saari Karto Shidaal Dowladda federaalka ah waxaa ay Febraayo 7, 2019-ka, bixin-doontaa qandaraas balook- yo dhan 206 oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira xeebaha koonfurta Soomaaliya, shirka waxaa uu ka dhici-doonaa London.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Macalimu: Xukuumadda Kheyre Waxaa ay Weriyeyaashii Ka Dhigtay Mid Loo Hanjabo Iyo Mid La Laaluusho Xogheyaha guud ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimu oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in uu jiro saxafi muddo todobaad ah u xiran dowladda oo aan maxkamad la…
5 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Natiijada Baarista Hanti-dhowrka Ee Gobolka Banaadir Janaayo-Juun 2018 Hanti-dhowraha guud ee qaranka ayaa isaga oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo waxaa uu baaris ku sameeyey dowladda hoose ee Xamar Janaayo ilaa Juun ee sanadkan 2018-ka, lixdaas bil gobolka Banaadir wuxuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo 8 Maalin Gudaheed Booqanaya Dalkii 4aad Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Nairobi, Kenya halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka dhaqaalaha badaha. Shirkan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa laga arrinsanayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Isbeddel-doonka Oo U Tanaasulay Abuu Mansuur Roobow Murashaxiintii Koonfur galbeed ee ku Midoobey isbeddel-doonka ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay u tanaasuleen murashaxa Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Kooxdan waxaa ay adkeeyeen xuquuqda dastuuriga ee dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Murashaxiinta Koonfur Galbeed Oo Shahaado La Guddoonsiiyey Guddiga doorashada madaxtinnimada dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa maanta shahaadada tartanka guddoonsiiyey qaar ka mid ah murshaxiinta. Murashaxiinta la guddoonsiiyey waxaa ka mid ah: C/casiis Laftagareen, Ibarihim macalin Nuur, Aden…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Beyle: Qabiilbaa Maxkamad Noo ah Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda federaalka ah Soomaaliya Cabdiraxmaan Belye oo sabtidii hor yimid golaha shacabka si uu isaga difaaco eedeynta guddiga maaliyadda ee golaha ayaa dhinaca kale sheegay in dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Ciidamada Dowladda Federaalka Ah Oo Dhexda Loo Galay Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka ah oo dhexda loo galay agagaarka Ilbaq, oo u dhow magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qaabka Ay Beyle Iyo Kooxdiisa Isaga Difaaceen Warbixintii Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka Wasiirka maaliyadda dowladda federaalka ah Cabdiraxmaan Beyle oo maanta hor yimid golaha shacabka ayaa difaacay nidaamka maaliyadeed ee wasaaraddiisa, isaga oo sheegay in wax walbo u socdaan sidii loogu talo-galay.…
5 daqiiqo Sheeko:War Ujeeddo: Falanqeyn Warbixinta Guddiga Maaliyadda Barlamaanka Federaalka ee ku saabsan Dhaqangelinta Miisaaniyadda 2018 Waxaa farxad ah in markii ugu horreysay warbixin qiimo leh (i tus iyo i taabsii) ee ku saabsan Maamulka Miisaaniyadda 2018 ka soo baxdo Barlamaanka Federaalka oo waayahaan dambe noqday…