U bood dhigaalka

Qaar Ka Mid Ah Murashaxiinta Koonfur Galbeed Oo Shahaado La Guddoonsiiyey

Nofeembar 25, 2018

Guddiga doorashada madaxtinnimada dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa maanta shahaadada tartanka guddoonsiiyey qaar ka mid ah murshaxiinta.

Murashaxiinta la guddoonsiiyey waxaa ka mid ah: C/casiis Laftagareen, Ibarihim macalin Nuur, Aden Saransoor,  Xussein Cusmaan Xussein iyo Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.