1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Gaas: Xaaladda Soomaaliya Amniga ma Dhowa Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, C/Weli Maxamed Cali Gaas oo maanta ka hadlayey furitaanka shirka 4aad ee golaha iskaashiga dowlad goboleedyada, oo ka dhacay Garoowe ayaa sheegay in xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sharif Xasan: Dowladda Dhexe Dhibaato Badan Kuma Heyso Al-shabaab Sharif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo maanta ka hadlay furitaanka shirka 4aad ee golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa sheegay in ay nasiib darro tahay in dhib…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maalmihii Jaalle Siyaad Ee October 21, 1969-January 26, 1991 Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka, Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la toogtay Madaxweynihii dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Xoogga Dalka Indha-Qarshe Oo Qabtay Muddada Ay Dalka Uga Saarayaan Al-shabaab Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa shalay waxaa uu soo kormeeray fariisimaha ciidamada xoogga, isaga oo sheegay in…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Fact Check: Madaxweyne Farmaajo Waa Mas’uul Kala Hadlo Madaxweynaha J.F Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khamiistii sheegay in aaney jirin dalal qani ah oo Soomaaliya u hagar baxay, isaga oo ka hadlayey shirkii golaha wasiirrada waxaa uu yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga: Jamal Khashoggi Waxaa Uu Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Qunsuliyadda Xeer-ilaaliyaha Sacuudiga ayaa sheegay in baaritaannada hordhaca ah ay muujinayaan inuu Jamal Khashoggi ku dhintay dagaal ka dhacay qunsuliyadda dhex-dhexdeeda. “Dooddii dhex martay muwaadinka Jamal Khashoggi iyo kooxdii joogtay qunsuliyadda, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Imaam Masaajid oo Daahrogay in 37 sano Loo Tukanayey Jiho Khaldan! Sida ay qoreen warbaahinta Turkiga, masaajid ku yaalla dalkaasi ayaa jiho khaldan ugu tukanayeen jamaacadiisu muddo ku dhow 40-sano, khaladka dhismaha masjidka waxaa dareemay imaam masaajidka ku cusub oo dhowaan…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbaddii Guddoomiye Cabdi Xaashi Ee Furitaanka Kalfadhiga 4aad Ee Aqalka Sare Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah mudane Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa furitaanka kalfadhiga 4aad ee October 15-keedii waxaa uu ka jeediyey khudbad dheer, isaga oo ka hadlay arrimo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Xukuumadda Amray Ansixinta Sharciga Doorashooyinka Iyo Axsaabta Oo Ku Eedeeysay Inuu Yahay Sharci Lala Baxsanayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta ka qeyb-galay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada ayaa xukuumadda Soomaaliya u soo-jeediyey inay hindise sharciyeedka doorashooyinka ansixiyaan todobaadka soo socda uuna u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Ethiopian Airlines Oo Duulimaad Toos Ah Bilaabeysa, Akhriso Badeecooyinka La Saari-doono! Ethiopian Airlines, ayaa lagu wadaa in ay dib u soo celiso duulimaadyadii Muqdisho bisha November muddo 40 sano ah kadib, arrintan oo imaaneysa 3 bil kadib markii ay dib u…