4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 64 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Faah-faahinta 664 Shil Oo Ka Dhacay Muqdisho, 448 Ka Mid Ah Waa Bajaaj Taliska ciidamada booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta nabadgelyada waddooyinka ayaa todobaadkan soo gubiyey warbixin la xiriirtay shilalkii dhacay 6-dii ee ugu horeysay sanadkan 2018-ka. Shilalka ayaa guud ahaan waxaa ay…
3 daqiiqo Sheeko:War MAQAAL: MACALLIN, HABKA AAD WAX U WADDO MA CADDA Hadalkaas waxaa igu dhahay laba fasal oo ka mida fasalada laba jaamacad. Waan ka fikiray ilaa aan ku sig tay in aan beddelo habka barasho ee aan ku socday, kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo Muwaadiniintii Soomaaliyeed Ee Lagu Dilay Weerarkii Zoobe Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii argagaxiso ee 14 October 2017 lala eegtay Isgoyska…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka NISA: Xildhibaan Golaha Shacabka Ayaa Ku Lug Leh Shabakad Lacag Dhaqid Ah Oo La Qabtay Hey’adda sirdoonka Soomaaliya(NISA) ayaa qoraal ay xalay soo saartay ku sheegtay inay qabteen shabakad ku guda jirtay fal-danbiyeedka lacag dhiqida iyo samaynta Dollar been abuur ah. Qoraal kooban oo bartooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Iran Iyo Imaaraadka Oo Lagu Eedeeyey Maalgelinta Al-shabaab Warbixin aan weli la shaacin, oo ay soo saareen kooxda indho-indheynta cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ee loo yaqaano “Monitoring Group on Somalia and Eritrea” ayaa lagu sheegay in Imaaraadka iyo Iran…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hiiraan: Ciidammada Xoogga Dalka oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ay Ka Mid Tahay Buurweyn Ciidammada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa Howlgalo kula wareegay deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan sida uu Warbaahinta dowladda u sheegay Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Ibraahim Madoobe Nuur.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada 15-ka Lagu Tuhmay Dilka Saxafiga Jamaal Khashoggi Tan iyo markii la waayey weriyihii Sacuudiga ahaa ee Jamal Khashoggi waxaa soo baxayey warar ku saabsan dilkiisa. Saaka jaraa’idka Turkiga waxaa ay daabaceen 15 Sacuudiyaan ah, kuwaas oo yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deg-deg: Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamuud Xayir Oo Raalli-geliyey Shacabka “May-ga”. Maanta kulanka golaha shacabka waxaa soo xaadiray 156 Xildhibaan, ajendaha wauxuu ahaa xisaab xirka dowladda ee sanadkii 2017. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa ugu horeyntii Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Duqeyn Ka Fuliyey Soomaaliya Militariga Mareykanka ayaa talaadadii sheegay inay weerar cirka ah ka fuliyeen Soomaaliya todobaadkan kadib dagaal dhex maray dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo garab ah iyo Al-shabaab. Africom ayaa intaasi raaciyey…