Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo Saartay Hirgelinta Nidaamka Waxbarashada Ee Soomaaliya Sheeko:Dalka Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka maadaam dhawaan lagu wado in la furo sannad… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salva Kiir Iyo Isaias Afwerki Oo Ka Wada Hadlaya Xiriirka Labada Dal Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa lagu wadaa in maanta uu booqasho rasmi ah ku tago Asmara isaga oo halkaasi kula kulmi-doona dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki. Booqashada ayaa ujeedkeeda lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwada Buugaagta Mogadishu Book Fair Oo Guuleysatay Sanadkii 4aad Carwada Buugaagta ee Mogadishu Book Fair waxaa ayey maanta u tahay maalintii 3aad uguna dambeysay, waxaana ilaa saaka socday doodo ay dhalinyrada lahaayeen. Waxyaabaha maanta laga hadlay waxaa jiray buugaagta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Farmaajo iyo Geelle? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo si heer sare ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Agaasimaha Villa Somalia: Dr. Aamina Saciid Cali Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu agaasimaha madaxtooyda Villa Somalia u magacaabay Dr. Aamina Saciid Cali. Marwo Aamina waa haweeneydii ugu horeysay ee jagadaasi qabata, iyada oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maxaa Dhacay Maalinta 1aad ee Carwada Buugaagta Ee Mogadishu Book Fair? Waxaa maanta si habsami leh Muqdisho uga qabsoomay carwada buugaagta ee Mogadishu Book Fair sanadkii 4ad, oo ay soo qaban-qaabisey New Horizon. Ugu horreyntii, waxaa goobta ka hadley guddoomiyaha gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwada Buugaagta Ee Mogadishu Book Fair Oo Sanadkii 4aad Maanta Ka Furantay Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furantay carwada buugaagta ee“Mogadishu Book Fair” sanadkiisa 4aad, iyada oo ay isugu iman-doonaan qoraayaasha gudaha iyo dibadda ah, waxaa kale oo goobta tagi-doona dadka jecel…
6 daqiiqo Sheeko:War Ma Joogtaa Wakhtigii Lacag Cusub Loo Daabici lahaa Soomaaliya? Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay qorsheyneysaa in ay lacag cusub daabacdo. Horraantii bishii Juun ee sanadkan 2018, Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay naqshado 5,000 iyo 10,000…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Tunisia: Dastuurka Waxaa Saldhig u ah Diinta waa Khalad, Dhaxalka Waa In Loo Simmaa Rag iyo Dumar Madaxweynaha Dalka Tunisia Maxamed Baaji Essebsi oo ayaa maanta sheegay in ay tahay in wax laga badalo xeerarka jira gaar ahaan xeerka qoyska, isla markaanna ay tahay in la simmo dhaxalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 12 Arrin Oo Ay Tahay Inaad Ka Ogaato Xiisadda Turkiga iyo Mareykanka Waxaa in muddo ah cirka isku shareeray xiisadda Turkiga iyo Mareykanka, marka aad si fiican u akhriso waxaad ogaan-doontaa in arrinta dhaqaale waa ka weyn tahay. Labada dal kalama maarman…