3 daqiiqo Sheeko:War Maxay Tahay Hoos u dhaca Ku Yimid Lacagta Turkish Lira? Muxuuse Salka Ku Hayaa?? Maalintii jimcihii 10 Augost 2018, waxaa lagu calaamadeeyay in hoos u dhicii abid ugu sareeyay uu ku yimid lacagta loo yaqaan “Turkish lira” tan iyo khalkhalkii maaliyadeed ee 2001dii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaarey Muqdisho Cusmaan Saalax Maxamed, wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho. Booqashadan oo horay u qorsheysneed ayaa la sheegayaa inay hordhac u tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wasiir 9 Bilood Xilka Hayay oo maanta la dhaariyay Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa maanta madaxweynaha Somaliland hortiisa ku dhaariyay Wasiirka wasaaradda biyaha ee Somaliland Saleebaan Cali Koorre. Wasiirka oo lala dhaariyay xubnaha komishanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Sharaxay Sababta Ay Soomaaliya Ugu Soo Celiyeen 27,000 oo Adhi ah Qoraal ay soo saartay wasaaradda bey’adda, biyaha iyo beeraha ee dalka Sacuudiga ayaa lagu sheegay in ay soo celiyeen xoolaha Soomaalida kadib markii ay ka heleen qandhada Rift Valley Fever (RVF)…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Senator Abshir Axmad Oo Maktabad Guud Ka Hirgeliyey Cadaado, Galmudug Waxaa sabtidii magaalada Cadaado ee Galmudug laga hirgeliyay Maktabad guud tii ugu horreysay, waxaana arrintan gacan ka geystay xafiiska arrimaha Bulshada ee senator Abshir Axmad, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxa AMISOM Oo Amray In AMISOM iyo Xoogga Dalka Sameeyaan Howl-gallo Degdeg Ah Qoraal ka soo baxay AMISOM waxaa lagu sheegay in ciidamada xoogga dalka la tababarayo si qorshe wada jir ah u sameystaan iyaga iyo AMISOM. Lt. General Jim Beesigye Owoyesigire, madaxa AMISOM,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Golaha Dhaqaalaha Qaranka Waxaa maanta Muqdisho lagu daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweyne Farmaajo uu Dekareeto ku magacaabay July 12, 2018. Kooxdan waxaa ay dawladda Soomaaliya kala talin-doonta arrimaha dhaqaalaha dalka iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare oo Booqday Iskuulka“Maandeeq Academy” Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare Senator Abshir Maxamed Axmed ayaa maanta booqday Iskuul-ka “Maandeeq Academy”, waa iskuul uu muddo ka hor ka hirgeliyay magaalada Caadaado si ay wax ugu bartaan caruurta dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Eedeynta Foreign Policy Warbixin talaadadii hore lagu daabacay majaladda Mareykanka laga leeyahay ee Foreign Policy, loogana hadlay arrimo ku saabsan in Al-shabaab adeegsato shirkadda iyo is-dhageysiga ayaa waxa ay shirkadda Hormuud ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Abshir Oo Galmudug Gaaray, Ajendaha Waxaa Ku Jira Dhageysiga Bulshada Iyo Furitaanka Maktabad Waxaa maanta booqasho ku tagay magaalada Cadaado, gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug Senator Abshir Maxamed Axmed oo ah guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah…