2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Imaaraadka oo Raalli galin ka Sugeysa Dowladda Soomaaliya Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE), Dr. Anwar Gargash ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku xadgudubtay dowladdiisa markii ay la wareegtay lacag 9 milyan oo dollar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Dhibaatada Ay Ciidamada Kenya U Geysteen Shirkadda Hormuud Dadweyne ku nool gobolka Gedo ayaa maanta dibad-bax halkaasi ku dhigay iyaga oo ka cabanaya sida ay sheegeen dhibaato ay ciidamada Kenya ka geysteen deegaannada Buusaan, Geriley, Ceel-waaq, Dhamaso, Khadiijo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Farmaajo Oo Booqanaya Dal Soomaaliya Cadow Ku Ahaa 15 Sano Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa ay booqasho rasmi ah oo 3 maalin ah uga bilaabaneysaa dalka Eritrea, waa dal cadow ahaa sanadihii dambe. Dalalka Eritrea iyo Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Isxilqaanka Oo Laga Hirgeliyay Muqdisho Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daa-furay barnaamijka “Barnaamijka isxilqaanka” oo kumannaan mutadawiciin ah oo la magac baxay ” xoogagga waddaniyiinta” hormuud ka yihiin, waxaana laga hirgeliyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska 14 Oktobar Oo La Wareegay Amniga Muqdisho Kulanka Khamiista ee golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah waxyaabaha la isku raacay waxaa ka mid ahaa in amniga caasimadda Muqdisho lagu wareejiyo ciidamada booliiska 14-ka Oktobar Goloha wasiirrada ayaa faray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Saddex Safiir Oo Maanta La Magacaabey Kulanka golaha wasiirrada ee maanta ayaa waxaa lagu magacaabey 3 saffiir oo Soomaaliya u matali-doona dalalka dibadda. Safiirrada La Magacaabey ayaa kala ah: 1. Maxamed Nuur Tarsan 2. Cabdullahi Maxamed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Sababaha Kalabbar Wasiirrada Ra’isul wasaare Kheyre Ay Shaqada Uga Tageen Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre tan iyo markii xukuumadda uu soo magacaabey 21-kii March sanadkii hore, waxaa wasiirradiisa sababo kala duwan uga tagay kalabbar, sidaas ay tahay wasiirrada kuma…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamada Ciidanka Qalabka sida oo Xukun ku ridday Nin Lagu Eedeeyay Daacish Maxkamadda darajada Koowaad ee Ciiamada Qalabka sida ayaa waxay ku dhawaaqday Xukun dacwad ciqaabeed loo heystay eedeysane Jaamac Xuseen Xasan Nuuni oo Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada 10ka Ardey ee Kaalimaha Ka Gashay Imtixaanka Shahaadiga ee Wasaaradda Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare dalka ee Sanad dugsiyeedka 2017-2018. Wasaaradda waxaa ay sheegtay in Sanadkaan Imtixaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Waxbarshada Federaalka: Ma Jirto Jaamacad Aan Aqoonsannahay Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in wasaaradiisu aaney aqoonsaneen jaamacadaha dalka, isaga oo u sababeeyay tayada iyo in aan weli la wada fariisan. Wasiirka oo wareysi siiyay…