1 daqiiqo Sheeko:Dalka London: Weriye Yoonis Cali Nuur Oo Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa magaalada London, ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Yoonis Cali Nuur oo ahaa Saxafi in badan ka soo shaqeeyay BBC, Yoonis waxaa uu yaraantiisa wax ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Al-shabaab Oo Qabsatay Deegaanka Af-Urur Xarakada Al-shabaab ayaa la sheegayaa in ay Saaka la wareegtay deegaanka Af-Urur ee dhanka Koofur Galbeed kaga toosan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Warbaahinta kooxda Waxa Caddeysay in Ciidamadii Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Amniga Qaranka oo go’aanno ka soo saaray waddooyinka xiran ee Caasimadda Guddiga Amniga Qaranka oo kulan ku yeeshay caawa magaalada Muqdisho ayaa soo saaray awaamiir ku aaddan amniga caasimadda iyo Dekedda Muqdisho. Madaxweynaha J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobbada Ugu Muhiimsanaa Ee War Murtiyeedka Shirka Brussels Shirka 2-bada maalmood Brussels uga socday Soomaalida waxaa ka soo baxay war murtiyeed ka kooban 82 qodob kuwaas oo ka hadlayey arrimaha amniga, dhaqaalaha iyo Banii’aadnimada. Hadaba, Akhris0, Qodobada Ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta 2aad Iyo Ajendaha Shirka Brussels, Akhriso Magacyada Madaxda Hadleysa Brussels Waxaa maalintii 2aad ka soconaya shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, shirkan waxaa xoogga lagu saarayaa arrimaha siyasadda, amniga iyo dhaqaalaha. Maanta waxaa lagu wadaa in shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Oday Soomaaliyeed Oo Raadinaya La Kulanka Obama, Sabab? Maxamed Xasan Muumin oo ka tirsan odoyaasha Wajir, ee waqooyi bari ee dalka Kenya, kaas oo 2006dii dharka hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed u labisay Barack Obama ayaa doonaya inuu mar…
6 daqiiqo Sheeko:War Ka maarmidda kaalmada iyo yareynta baahiyaha: Kaabayaasha lagu taageerayo dhisidda adkeysiga ayaa ah mudnaanta koowaad ee Soomaaliya Waxaa jirta maahmaah ay leeyihiin Greek-gii hore oo oraneysa” Bulsho waxay hor martaa marka dadka waaweyn ay abuuraan geedo ay hubaan ineysan harsan doonin.” Geedaha caynkaas ah in badan lagama…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendaha Shirka Brussels, Maalinta 1-aad Waxaa maanta ka furmaya magaalada Brussels shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, shirkan oo 2 maalin socon-doona waxaa xoogga lagu saarayaa arrimaha siyasadda, amniga iyo dhaqaalaha. Hadaba, halkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Sano Kadib Afgambigii Dhicisoobey Ee July 15, Turkiga Oo Barwaaqo Cagta Saaray Maanta waa July 15keeda, waxaa 2bo sano laga joogaa afgambigii dhicisoobey ee Turkiga, kolkaas oo koox ka tirsan askarta dalkaaasi ay sameeyey afgambi dhicisoobay, waxaa uu ahaa afgambigii 7aad ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Muxuu Ka Dhigan Yahay Is-afgaradkan Cusub Ee Madaxda Galmudug?! Is-afgaradkii shalay jimcihii ay Villa Somalia ka shaqeysay, una dhaxeeyey dhinacyada Galmudug, waa arrin la soo wada dhoweeyay, laakin waxaa jirto cabsi laga qabo sida Ahlu-sunna ula dhaqmi-doonto hirgelinta arrimaha…