1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobey: Lacagta Aan Ku Bixinno La Dagaallanka Burcad Badeedda Ayaa Xoojisay Amniga Soomaaliya Qaramada Midoobey waxaa ay sheegtay in sanduuqa ka hortagga burcad-badeedka oo jiray tan iyo 2011 uu xoojiyay wax ka qabashada amniga badda ee Soomaaliya iyo galbeedka badweynta Hindiya. Jaime Serpanchy,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Eritrea Isaias Afeworki Oo Maanta Booqanaya Itoobiya Madaxweynaha Eritrea Isaias Afeworki ayaa lagu wadaa inuu maanta booqdo dalka Itoobiya, sidaasi waxaa xaqiijiyay wasiirka warfaafinta Yemane Meskel, taasi oo imaaneysa kadib markii labada dal ay ku dhawaaqeen inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Norway Oo Aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliga Dalka Boqortooyada Norway ayaa maanta si rasmi ah ugu dhowaaqey in uu aqoosadey baasaboorka Soomaaliga noocyadiisa kala duwan ( Dublamaasiga, Shaqaalaha iyo Kan caadiga). Wadahadalo socdey mudo sanad ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Marti-gelisay Shir Caalami Ah Oo Looga Hadlay Burcad Badeedda Soomaaliya Kenya, waxaa ay khamiistii marti-gelisay shir caalami ah kaas oo ay ka qeyb galeen wufuud ka badan 200 oo ka kala socotay 68 dal, waxaana xoogga lagu saaray sidii loo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Cad: Trump Oo Safiir Cusub U Soo Magacaabay Soomaaliya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa arbacadii safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya kadib markii in muddo 9 bil ah safaaradooda Soomaaliya ay safiir la’aan aheyd. Mr, Trump waxaa uu safiirkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Oo Deeqaha Soomaaliya Gaarsiiyay €89.5 million Midowga Yurub ayaa sheegay in deeqaha banii’aadnimo ee Soomaaliya uu sanadkan gaarsiiyay €89.5, waxaa kale oo jirta in qoonda wax laga siinayo Djibouti. Deeqdan waxaa ay imaaneysaa maalmo ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Saxaafadeed: Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka Oo Ka Shaqeyn La’ Gacmo Aan Dastuuri Aheyn Guddiyada dib u eegista dastuurka oo kala ah: guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka ee BFS iyo guddiga madaxabannaan ee dib u eegista dastuurka oo maanta war…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalbi-dhagax: Waxaan Gartay Dhibaatadan Cidda ii Geystay Inay Ahaayeen Ashkhaas Aan Damiir Laheyn Cabdikarim Muuse Qalbi-dhagax oo ka hadlayey todobaadkan xarigiisa ayaa ugu horeyntii u mahadceliyay baarlamaanka Soomaaliya. Cabdikarim oo arrintaas ka hadlayo waxaa uu yiri”Waxaan jeclahay inaan Xuso Madaxda umadda Soomaaliyeed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SONNA OO Deeq Lacageed Ka Heleysa Dalka Shiinaha Sida ay qortay Xinhua, dalka Shiinaha ayaa Isniintii sheegay inuu deeq lacageed siin-doono wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA. Lacagtan oo tiro ahaan lagu sheegay $22,600 , waxaa wax looga qaban-doonaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaarinta Erdogan Kadib, Akhriso Isbadallada Cusub Ee Turkiga Dhaarinta Madaxwene Recep Tayyip Erdogan kadib, dalka Turkiga waxaa uu galay marxalad cusub, waxaa uu noqday Nidaam Madaxweyne, waxaa uu nidaamkiisa maamul u wareegayaa gebi ahaanba mid awoodda ay gacanta…