1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Guddiga Loo Magacaabay Qaban-qaabada Maalmaha Xuriyadda Iyada oo maalmo yar naga xigaan xuska maalmaha xuriyadda ayuu ra’isul wasaare Cali Kheyre magacaabay guddi ka kooban 10 xubnood oo loo xilsaaray qaban-qaabada xafaladaha. Guddigaan, ayaa hawshooda waxay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Abaanduulihii Qaranka Gen. Cali Baashi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar. “Aniga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyada Munaasabadda Ciid-ul-fitriga u Diray Shacabka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fitriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey inay ku gaaraan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Denmark Iyo Soomaaliya Oo Ku Heshiisyay In Qaxootiga La Soo Celin Karo Heshiiska waxaa uu dhigayey in sanadkiiba 12 qaxooti ah dib loogu celiyo Soomaaliya, heshiiskan oo aan faah-faahin laga heyn ayaa arbacadii shalay aheyd waxaa soo baxday in dib-u-celintii ay bilaabatay,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laascaanood: Haween Ku Dhaawacmay Rasaas Ay Rideen Ciidamada Somaliland Labo haween ah oo ku ganacsanayey gudaha magaalada Laascaanood ayaa ku dhaawacmay rasaas uu riday askari ka tirsan ciidamada Somaliland. Sida uu ku warramayo weriyaha Goobjoog News ee Laascaanood, dhacdadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Imisa Ayaa Xulafada Iyo Xuutiyiinta Uga Dhimatay Dagaalka Xudeyda? Dalka Imaaraadka oo ka tirsan xulafada Sacuudiga hoggaamiyo ee dagallada kula jirta Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegaya in 4 ka tirsan ciidamadiisa lagu dilay dekadda Xudeyda. Dhinaca kale, wararka ayaa sheegaya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi: Danjiraha Soomaaliya Ee Koonfurta Suudaan Oo Ka Hadlaya Jaaliyadda, Howlaha Safaaradda iyo Magafayaasha Dalka curdinka ah ee Koonfurta Suudaan, in kasta oo ay hareeyeen dagaallo sokeeye iyo loolan u dhaxeeya madaxweyne Salva Kiir iyo hoggaamiyaha mucaaradka Riek Machar hadana waxaa uu ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Xulafada Sacuudiga Oo Duqeeyay Dekadda Xudeyda Warar goordhow soo baxay ayaa sheegaya in xulafada uu hoggaamiyo Sacuudiga ay duqeeyeen dekadda Xudeyda ee dalka Yemen. Dagaalkan oo ka dhan ah kooxda ay Iran taageerto ee Xuutiyiinta, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Singapore: Heshiiska Taariikhiga Ah Ee Trump Iyo Kim Jong-un Waxaa heshiis iyo is-afgarad taariikhi ah gaaray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Kim Jong-un, tallaabadan ayaa timid kadib kulan labada mas’uul ku dhex maray Jasiiradda Sentosa ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Iyo Hoggaanka 15-ka Xisbi Siyaasadeed Ee La Diiwaan-geliyey Illaa hadda, guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka waxaa uu si KMG ah u diiwaan-geliyey 15 xisbi siyaasadeed, kuwaas oo qeyb ka ah nidaamka xisbiyada badan ee dalka. Haddaba, Goobjoog News,…