3 daqiiqo Sheeko:Aragti QoreXasan Mudane Maxaan ku Dooran Lahaa Xasan Sheekh Maxamuud? Markii aan isbarbardhig iyo qiimeyn ku sameeyey musharraxiinta u taagan xilka ugu sarreeya dalka waxaa ii soo baxday in madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud uu yahay qofka dalka u shaqayn kara xilligan adag.